by contact@fairytale-express.com | Jan 30, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Wararka naga soo gaaray deegaanka Baaldheer ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maleeshiyaad ka tirsan Ururka Al-Shabaab ay dileen wiil yar oo 7 jir ah, islamarkaana ay si xun u dhaawaceen aabihii dhalay. Warar madax-bannaan oo la xaqiijiyay ayaa tilmaamaya in...
by contact@fairytale-express.com | Jan 30, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Xiisad dagaal oo culus ayaa saakay ka taagan deegaan lagu magacaabo Xariirad, kaas oo ku yaalla galbeedka Gobolka Awdal, kadib iska horimaad u dhexeeyay maleeshiyo hubaysan oo muddooyinkii dambe ku dagaalamayay halkaasi. Dagaal culus oo dhacay saacadihii la soo...
by Banaadir | Jan 30, 2026 | ENGLISH NEWS, LOCAL NEWS
The Banadir Regional Court has officially announced the withdrawal of a previous arrest warrant issued against the President of Jubbaland, Ahmed Mohamed Islam, widely known as Ahmed Madobe. In a ruling released on Thursday, dated January 29, 2026, the court stated...
by Banaadir | Jan 29, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Waxaa si rasmi ah loo gudbiyay mooshin ka dhan ah Gudoomiyaha Barlamaanka oo lagu soo eedeyay inuu ku tuntay Sharciga, iyo awoodda Golaha shacabka. Xildhibaanada golaha shacabka ayaa ku eedeeyay Aadan Madoobe inuu xadgudubyo joogta ah ku haayo dastuurka iyo xeer...
by Banaadir | Jan 29, 2026 | LOCAL NEWS, WARARKA
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magacaabidda Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kaas oo loo...
by Banaadir | Jan 27, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya Saaxiibada Caalamka, ayaa howlgal qorsheysan oo u dhacay si guul ah ku soo afjaray nolosha Cabdullaahi Xasan Cabdi Cosoble, oo magaciisa afgarashadu ahaa Cabdullaahi Wadaad, kaddib markii lagu...