by Banaadir | Mar 4, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Ciidanka booliiska Soomaaliya ayaa sheegay utagoo gudanaya waajibaadkooda sugidda amniga iyo ilaalinta shacabka inay xalay gacanta kusoo dhigeen eedysane lagu magacaabo Axmed Cabdi Maxamuud Hurre, kaasoo lagu tuhunsan yahay inuu qeyb ka ahaa falal liddi ku ah amniga...
by contact@fairytale-express.com | Mar 4, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Ceynanshe Yuusuf Xuseen, Wasiiru Dowlihii Wasaaradda Shaqada & Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Soomaaliya sidoo kalena ah Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka ayaa ku dhawaaqay in uu si rasmi ah isaga casilay xilka. Xildhibaanka oo laga soo doorto deegaannada...
by contact@fairytale-express.com | Mar 4, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ka soo jeeda Jubaland ayaa ku dhawaaqay mowqif rasmi ah oo ay ku diidan yihiin wax-ka-beddelka Dastuurka Federaalka. Kadib kulan wadatashi ah oo ay ku yeesheen magaalada Kismaayo, oo ay la qaateen...
by contact@fairytale-express.com | Mar 3, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaam, ayaa shir guddoomiyay kulan wadajir ah oo ay yeesheen Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku matala Jubaland iyo Golaha Xukuumadda Jubaland. Kulanka ayaa si qoto dheer loogu lafaguray xaaladda...
by contact@fairytale-express.com | Mar 3, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Hooyo Soomaaliyeed ayaa ku geeriyootay, halka tiro kale oo dad ah ay ku dhaawacmeen dab xooggan oo maanta ka kacay Suuqa Islii ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Dabkan oo la sheegay inuu si degdeg ah ku fiday ayaa qaatay waqti dheer in la xakameeyo, iyadoo uu...
by contact@fairytale-express.com | Mar 3, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Puntland ayaa soo saartay warmurtiyeed rasmi ah oo kasoo baxay Shirkii Wadatashiga ee ka qabsoomay magaalada Garoowe, kaas oo ay ka qeyb galeen Madaxda Sare ee Puntland iyo xildhibaano ka tirsan Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku metela Puntland....