• HOME
  • BUSINESS
  • DUNIDA
  • ENGLISH NEWS
  • ENTERTAINMENT
  • FEATURED
  • LATEST NEWS
  • LOCAL NEWS
  • OPINIONS
  • TECH NEWS
  • WARARKA
  • WORLD NEWS

LOCAL NEWS

Kulanka Labada Aqal oo Beri qabsoomaya, farriin lo diray Xildhibaannada iyo Guux ka jira Muqdisho

by contact@fairytale-express.com | Mar 3, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Guddoonka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyay in maalinta berri oo Arbaco ah la qabanayo kulan wadajir ah oo ay yeelanayaan Labada Aqal ee Baarlamaanka, kaas oo ajandihiisu yahay marxaladda 3aad ee dib u eegista Dastuurka KMG ah. Kulankan...

Farmaajo oo kulan la qaatay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

by Banaadir | Mar 3, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan miro-dhal ah kula yeeshay Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Alper Aktas. Kulanka oo ka dhacay Muqdisho ayaa diiradda lagu...

Ciidanka xoogga dalka oo weerar ku dilay Shan katirsan Al-Shabaab

by contact@fairytale-express.com | Mar 3, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo garab ka helaya Ciidamada Deegaanka ayaa maanta fuliyey howlgal qorsheysan oo ka dhacay inta u dhaxeysa Degmada Moqokori iyo Deegaanka Yasooman ee Gobolka Hiiraan. Howlgalkan oo si xeel-dheer loo agaasimay ayaa lagu beegsaday...

Xog: Xildhibaannada Digir iyo Mirifle oo lagu qanciyay waxka bedelka Dastuurka: Maxaa is bedelay?

by contact@fairytale-express.com | Mar 3, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Warar hoose oo laga helay qaar ka mid ah xildhibaanada ka soo jeeda dowlad-goboleedka Koofur Galbeed ayaa sheegaya in si hoose loo xaliyey tabashooyinkii ay ka qabeen geeddi-socodka wax ka beddelka Dastuurka Federaalka. Xildhibaanadan oo hore u muujiyey walaac ku...

Markab lagu afduubtay Xeebaha Puntland iyo Dowladda Shiinaha oo shaacisay in…

by contact@fairytale-express.com | Mar 3, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Dowladda Shiinaha ayaa xaqiijisay in markab kalluumeysi oo laga leeyahay Shiinaha, laguna afduubtay xeebaha Puntland ee Soomaaliya, si nabad ah loo soo badbaadiyay 2-da Maarso. Qoraal rasmi ah oo ka soo baxay Safaaradda Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha ee Soomaaliya...

Qarax Gaari oo ka dhacay Muqdisho & khasaaro ka dhashay

by contact@fairytale-express.com | Mar 3, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Qarax ayaa maanta ka dhacay xaafadda Buula Xuubeey oo ka tirsan degmada Wadajir ee gobolka Banaadir., waxaana la sheegay in qaraxa oo ahaa miino lagu dhejiyay gaari nooca raaxada ah (Saruf), taas oo ku qaraxday gudaha xaafadda. Jugta qaraxa ayaa laga maqlay meelo...
« Older Entries
Next Entries »

Recent Posts

  • Dowladda oo soo bandhigtay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab, Ammar culsuna siisay
  • Sawirro: Guddoomiyr Muungaab oo booqday furrimaha dagaalka kuna dhawaaqay…
  • Kiiska Dacwadda Xildhibaannada Soomaaliya ee Baarlamaanka EAC oo markale la dhageysanayo
  • Xisbiga Himilo Qaran oo Madaxweyne Xasan Sheekh uga digay muddo kororsi
  • Sawirro:- Dhalinyaro Somaliland u dirtay Israa’iil oo Ehelladooda walaac muujinayaan, xilli tababar…
  • Falcelin xooggan oo ka dhalatay hadalkii Guddoomiye Aadan Madoobe & Mucaaradka oo…
  • Daawo Sawirrada: Dhaqaatiir Sucuudiyaan ah oo qalliin ku kala fujiyay Caruur Soomaali ah oo isku dhagan
  • Dalalka Khaliijka oo joojinaya qandaraasyada ay kula jiraan Mareykanka
  • Madaxweyne Xasan Sheekh oo faa’iideystay dastuurka cusub & muddo xileedkiisa oo la kordhiyay
  • Agaasimaha NISA oo sagootin sharaf leh u sameeyay sarkaal kaalin weyn ka qaatay amniga

Recent Comments

  1. contact@fairytale-express.com on Kiiska Dacwadda Xildhibaannada Soomaaliya ee Baarlamaanka EAC oo markale la dhageysanayo
  2. contact@fairytale-express.com on Dowladda oo soo bandhigtay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab, Ammar culsuna siisay
Banaadir24.com is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.
About Banaadir24
Banaadir24 provides local news from the Banaadir region and Mogadishu, along with national developments across Somalia. Our coverage includes politics, security, governance, and humanitarian affairs, as well as regional and international stories that matter to the Somali people. We also report on sports, culture, business, and community initiatives that shape everyday life. To reach a broader audience, we publish our content in both Somali and English, ensuring that people in Somalia and members of the Somali diaspora can stay informed and connected.
Our Mission and Values
Our mission is to inform the public with reliable, fact-based reporting while amplifying Somali voices and promoting transparency and accountability. Banaadir24 is run by a dedicated team of Somali journalists committed to accuracy, fairness, and independent journalism. We operate digitally to deliver timely updates with context, serving the Somali public without representing any government, political party, clan, or business interest.
Contact us

Contact Us For story tips, feedback, press releases, or general inquiries:

Phone: +(1) 0987654321
Email: info@banaadir24.com
Website: https://www.banaadir24.com

Thank you for reading Banaadir24. Your trust and support help us continue serving the community.

© 2026 Banaadir24.com. All rights reserved.