by contact@fairytale-express.com | Feb 10, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, TECH NEWS, WARARKA
Warar lagu kalsoonaan karo oo ay heshay warbaahinta Yoolbaar Media ayaa sheegaya in Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya, Cali Xoosh, iyo Wasiiru-dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Xersi Gaani, laga hor istaagay galabta ka qeybgalka munaasabadda lagu soo dhaweynayay...
by contact@fairytale-express.com | Feb 6, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, TECH NEWS, WARARKA, WORLD NEWS
Madaxweynaha Dowlad Goboleedkw Jubaland, Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan dhiirigelin ah kula qaatay Magaalada Kismaayo, Saraakiisha howlgallada gaarka ah ee qeybta ka ah howlgalka AFRICOM ee Dowlada Maraykanka ee ka howlgalla Jubaland. Madaxweynaha ayaa Saraakiisha...
by Banaadir | Jun 16, 2025 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, TECH NEWS
Kooxda Arxan-laawayaasha Khawaarijta Al-Shabaab ayaa qarxiyay, islamarkaana gabi ahaanba burburiyay, Buundada deegaanka Bariire ee gobolka Sh/Hoose. Buundada ayaa ah meelaha ugu muhiimsan ee kaabayaasha dhaqaalaha deegaanka ku hareereysan iyo guud ahaan Gobalka,...
by Banaadir | Jun 16, 2025 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, TECH NEWS, WARARKA
Wasiiru dowlaha wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xildhibaan Cumar Cali Cabdi ayaa faahfaahin ka bixiyey howlgallo qorshaysan oo lagu beegsaday Khawaarijta Al-Shabaab oo ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose. Wasiirku wuxuu sheegay in howlgalka lagu guuleystay in la qabto...
by Banaadir | Jun 15, 2025 | TECH NEWS
Google has embarked on an innovative experiment that could reshape how users interact with search results, introducing a feature called Audio Overviews as part of its Search Labs testing program. Announced recently, this tool transforms traditional text-based search...