• HOME
  • BUSINESS
  • DUNIDA
  • ENGLISH NEWS
  • ENTERTAINMENT
  • FEATURED
  • LATEST NEWS
  • LOCAL NEWS
  • OPINIONS
  • TECH NEWS
  • WARARKA
  • WORLD NEWS

Uncategorised

Midowga Afrika oo War kasoo saaray la wareegitaanka degaano katirsan Shabeellaha Hoose

by contact@fairytale-express.com | Mar 3, 2026 | Uncategorised

Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika ahna Madaxa Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), Danjire El Hadji Ibrahima Diene, ayaa hambalyo u diray Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo ciidamada AUSSOM kaddib markii...

Dagaal dhexmaray Ciidamada Itoobiya & Al-Shabaab & faah faahin laga helayo

by contact@fairytale-express.com | Feb 28, 2026 | Uncategorised

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Awdiinle oo hoostaga magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay dagaal u dhaxeeyay ciidamo katirsan dowladda Itoobiya iyo dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab. Sida ay wararku tilmaamayaan,...

Ciidamada dowladda oo dagaal kula wareegay degaano katirsan…

by contact@fairytale-express.com | Feb 6, 2026 | Uncategorised

Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku heynta deegaanka Teedaan, oo hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan, kaddib howlgal amni oo si qorsheysan loo fuliyay. Howlgalka ayaa waxaa ka qeyb qaatay boqolaal askari oo ka tirsan...
Somalia Appoints New Army Chief Amid Ongoing Security Challenges

Somalia Appoints New Army Chief Amid Ongoing Security Challenges

by Banaadir | Jan 30, 2026 | Uncategorised

The Council of Ministers of the Federal Government of Somalia has removed General Odawaa Yusuf Rage from his position as Commander of the Somali National Army (SNA) and appointed General Ibrahim Mohamed Mahmoud as his replacement. General Ibrahim previously served as...

Recent Posts

  • Dowladda oo soo bandhigtay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab, Ammar culsuna siisay
  • Sawirro: Guddoomiyr Muungaab oo booqday furrimaha dagaalka kuna dhawaaqay…
  • Kiiska Dacwadda Xildhibaannada Soomaaliya ee Baarlamaanka EAC oo markale la dhageysanayo
  • Xisbiga Himilo Qaran oo Madaxweyne Xasan Sheekh uga digay muddo kororsi
  • Sawirro:- Dhalinyaro Somaliland u dirtay Israa’iil oo Ehelladooda walaac muujinayaan, xilli tababar…
  • Falcelin xooggan oo ka dhalatay hadalkii Guddoomiye Aadan Madoobe & Mucaaradka oo…
  • Daawo Sawirrada: Dhaqaatiir Sucuudiyaan ah oo qalliin ku kala fujiyay Caruur Soomaali ah oo isku dhagan
  • Dalalka Khaliijka oo joojinaya qandaraasyada ay kula jiraan Mareykanka
  • Madaxweyne Xasan Sheekh oo faa’iideystay dastuurka cusub & muddo xileedkiisa oo la kordhiyay
  • Agaasimaha NISA oo sagootin sharaf leh u sameeyay sarkaal kaalin weyn ka qaatay amniga

Recent Comments

  1. contact@fairytale-express.com on Kiiska Dacwadda Xildhibaannada Soomaaliya ee Baarlamaanka EAC oo markale la dhageysanayo
  2. contact@fairytale-express.com on Dowladda oo soo bandhigtay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab, Ammar culsuna siisay
Banaadir24.com is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.
About Banaadir24
Banaadir24 provides local news from the Banaadir region and Mogadishu, along with national developments across Somalia. Our coverage includes politics, security, governance, and humanitarian affairs, as well as regional and international stories that matter to the Somali people. We also report on sports, culture, business, and community initiatives that shape everyday life. To reach a broader audience, we publish our content in both Somali and English, ensuring that people in Somalia and members of the Somali diaspora can stay informed and connected.
Our Mission and Values
Our mission is to inform the public with reliable, fact-based reporting while amplifying Somali voices and promoting transparency and accountability. Banaadir24 is run by a dedicated team of Somali journalists committed to accuracy, fairness, and independent journalism. We operate digitally to deliver timely updates with context, serving the Somali public without representing any government, political party, clan, or business interest.
Contact us

Contact Us For story tips, feedback, press releases, or general inquiries:

Phone: +(1) 0987654321
Email: info@banaadir24.com
Website: https://www.banaadir24.com

Thank you for reading Banaadir24. Your trust and support help us continue serving the community.

© 2026 Banaadir24.com. All rights reserved.