by contact@fairytale-express.com | Mar 3, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Waxaa la filayaa in magaalada Muqdisho lagu qabto doorashada kursigii uu baneeyay Senator Cisman Abuukar Dubbe, kaddib markii uu dib ugu laabtay deegaannadiisa Somaliland, iskana casilay Kursiga. Kulamo ka dhacay xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa la...
by contact@fairytale-express.com | Mar 3, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, WARARKA
Dowladda Mareykanka ayaa ku boorrisay muwaadiniinteeda ku sugan dalal ka tirsan Bariga Dhexe inay si degdeg ah uga baxaan ama ugu yaraan muujiyaan feejignaan dheeraad ah, kaddib digniino amni oo la xiriira xiisado sii kordhaya iyo khataro suurtagal ah. Bayaan ka soo...
by contact@fairytale-express.com | Mar 3, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefanka kula yeeshay wada-hadal miro-dhal ah Dhaxal-sugaha Dowladda aan walaalaha nahay ee Kuwayt, Sheekh Sabaax Khaalid Al-Xamad Al-Sabaax, iyagoo ka wadahadlay xaaladaha...
by contact@fairytale-express.com | Mar 3, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Wararka naga soo gaaraya Degmada Dayniile ayaa sheegaya in maanta carro tuur la dhigay qaybo ka mid ah jidka Warshadaha, gaar ahaan inta u dhexeysa Aargada Dayniile iyo dhismaha Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya. Dadka deegaanka ayaa sheegay in tallaabadan ay si...
by contact@fairytale-express.com | Mar 3, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa shir guddoomiyey Shirka Wadatashiga Puntland iyo Mudanayaasha Puntland ku metela labada Aqal ee Baarlamaanka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Shirkaasi ayaa ka qabsoomay xarunta Madaxtooyada Puntland ee...
by contact@fairytale-express.com | Mar 3, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa laga waayay liiska madaxda ay Dowladda Qatar uga mahadcelisay garab istaagga ay muujiyeen kaddib xiisaddii amni ee ka dhalatay weerarrada uu Iiraan ku qaaday dalalka gobolka. Arrintan ayaa...