by contact@fairytale-express.com | Mar 2, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka (NISA) ayaa shaacisay in howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Hantiwadaag oo hoostaga Degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose lagu dilay nin lagu tilmaamay inuu ahaa maskaxdii ka dambeysay weerarkii lagu qaaday...
by contact@fairytale-express.com | Mar 2, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa booqasho ugu tegay xildhibaanadii laga hor istaagay inay u safraan magaalada Garoowe, halkaas oo ay ka jeediyeen hadallo ay ku dhaliileen Madaxweynaha...
by contact@fairytale-express.com | Mar 2, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Wakiillo ka socday Beesha Caalamka ayaa maanta kulan la yeeshay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Aadan Madoobe, iyagoo kala hadlay arrimo la xiriira wax ka bedelka Dastuurka KMG ah ee dalka. Wararka laga helayo kulanka ayaa sheegaya...
by Banaadir | Mar 2, 2026 | WARARKA
Bayaanka kasoo baxay Wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ayaa lagu sheegay in Soomaaliya ay taageereyso tallaabo kasta oo sharci ah oo ay dalalkaasi ku difaacayaan madaxbannaanidooda iyo ammaankooda, isla markaana ay ku baaqday in xiisadaha gobolka...
by contact@fairytale-express.com | Mar 2, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Senator Maxamed Cismaan Majiino, oo laba maalin ka hor Garowe u raacay Madaxweynaha Puntland, Saciid Deni, uu dib ugu soo laabtay Muqdisho, isla markaana uu hadda ku sugan yahay Villa Soomaaliya, halkaas oo uu shir kula leeyahay...
by contact@fairytale-express.com | Mar 2, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Sida ilo wareedyo rasmi ah aan ka helnay, xildhibaannada beelaha Digil iyo Mirifle ee ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kana soo jeeda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa si cad uga soo horjeestay hindisaha wax ka beddelka Dastuurka Kumeelgaarka ah ee...