by contact@fairytale-express.com | Mar 2, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Waxaa maalintii labaad magaalada Muqdisho ku xayiran Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee laga soo doorto deegaanada Dowlad Goboleedka Puntland. Xildhibaannadan ayaa shalay laga soo celiyay magaalada Garoowe, iyagoo doonayay inay u...
by contact@fairytale-express.com | Mar 2, 2026 | LATEST NEWS, WARARKA
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), oo kaashanaya Ciidamada Midowga Afrika ee AUSSOM gaar ahaan kuwa Uganda, ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay gacan ku haynta deegaanada Mubaarak iyo Daarusalaam ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalkan oo qayb ka ah...
by Banaadir | Mar 2, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, WARARKA
Wasaaradda Gaashaandhigga ee dalka Kuwait ayaa maanta oo Isniin ah sheegtay in dhowr diyaaradood oo dagaal oo Mareykanu leeyahay ay ku burbureen gudaha dalkaasi, hase yeeshee dhammaan shaqaalihii saarnaa ay ka badbaadeen, iyadoo xiisadaha ka aloosan Galbeedka Aasiya...
by Banaadir | Mar 2, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Markabka dagaalka ee Turkiga ee TCG Bafra oo ka tirsan Hawlgalka Ciidanka Badda Soomaaliya (Somali Naval Task Force), ayaa lagu qabtay tababar farsamo oo loo yaqaan “Applied Ship Training” kaas oo la siiyay saraakiil iyo askar ka tirsan Ciidanka Badda Soomaaliya....
by Banaadir | Mar 2, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay weerarrada ay Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan ku qaaday qaar ka mid ah dalalka Khaliijka Carabta, iyadoo bayaan rasmi ah ku muujisay garab istaag buuxa oo ay la garab taagan tahay dalal dhowr ah oo...
by Banaadir | Mar 2, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ballan-qaaday in uu sii wadi doono waxa uu ku tilmaamay “howlgal xaq ah” oo ka dhan ah Iran, ilaa laga gaarayo “dhammaan ujeeddooyinka la dejiyey”, isaga oo sidoo kale qiray in ay suuragal tahay in askar kale oo Mareykan ah ay...