by Banaadir | Feb 28, 2026 | DUNIDA, WARARKA
Hoggaamiyaha Sare ee Iiraan, Ayatollahi Ali Khamenei , oo dalkaas u rogay quwad si adag uga soo horjeeda Mareykanka isla markaana ballaariyay saameynta milatari ee Iiraan ku leedahay Bariga Dhexe, ayaa lagu dilay duqeymo ay si wadajir ah u fuliyeen Israa’iil iyo...
by Banaadir | Feb 28, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa eedeyn culus u jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Madaxweyne Deni ayaa Xasan Sheekh Maxamuud ku eedeeyay inuu Waxba Kama jiraan kasoo qaado tallooyinka ay siiyaan madaxda iyo shacabka Soomaaliyeed....
by contact@fairytale-express.com | Feb 28, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, WARARKA
Dowladda Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa si adag u cambaareysay weerarrada ay Iiraan ku qaadday dalal ka tirsan gobolka, iyadoo ku tilmaantay falalkaasi kuwo khatar gelinaya amniga iyo xasilloonida Bariga Dhexe. War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha...
by contact@fairytale-express.com | Feb 28, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa si rasmi ah u soo saartay amar lagu farayo in dib loo bilaabo bixinta adeegga Dal-ku-joogga, si loo hormariyo tayada iyo hufnaanta adeegyada ay bixiyaan hay’adaha dowladda. Go’aankan ayaa si gaar ah u khuseeya ajaaniibta ka...
by contact@fairytale-express.com | Feb 28, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, WARARKA
Iiraan, waxay u muuqataa inay adeegsanayso awoodeeda oo dhan si ay u joojiso duullaanka wadajirka ah ee Mareykanka iyo Israa’iil,iyadoo markii u horreysay ay si wadajir ah Iiraan u weerarrayso; dhulka ay heysato Israa’iil iyo dhammaan saldhigyada...
by contact@fairytale-express.com | Feb 28, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Xildhibaanada ka soo jeeda Buurhakaba ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa warqad rasmi ah u diray Guddoomiyaha Midowga Afrika, iyaga oo ka digay faragelin ay ku eedeeyeen Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Sector 3 ee howlgalka Midowga Afrika (AUSSOM). Warqadda oo...