by contact@fairytale-express.com | Feb 26, 2026 | BUSINESS, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Ciidanka Booliska Puntland, gaar ahaan Qaybta Booliska ee Gobolka Nugaal, ayaa hawlgal qorshaysan oo ay fuliyeen ku guuleystay inay gacanta ku soo dhigaan eedaysane lagu magacaabo Guuleed Cabdicasiis Axmed. Eedaysanahan ayaa lagu tuhunsan yahay falal mukhalasnimo ah,...
by contact@fairytale-express.com | Feb 26, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Ilo wareedyo rasmi ah ayaa xaqiijiyay in musharraxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Cabdulqaadir Cosoble iyo Khaliif Cabdulqaadir Macalin Nuur, ay is-xilqaameen isla markaana maalmaha soo socda kulan gaar ah la yeelan doonaan Madaxweynaha...
by contact@fairytale-express.com | Feb 26, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, WARARKA
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqay cunaqabateyn cusub oo lagu soo rogay afar sarkaal oo sare oo ka tirsan RSF (Rapid Support Forces), kaddib markii lagu eedeeyay inay mas’uul ka ahaayeen xadgudubyo culus oo ka dhan ah rayidka, gaar ahaan kuwa ka...
by Banaadir | Feb 26, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Sarkaal sare oo ka tirsan xafiiska Madaxweynaha Turkiga ayaa sheegay in saldhigga Dayaxgacmeedyada ee Turkigu qorsheynayo inuu ka hirgeliyo Soomaaliya uu furi karo fursado cusub oo iskaashi oo ku saabsan amniga, warshadaha difaaca iyo wadaagista teknoolojiyadda ee...
by Banaadir | Feb 26, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa Xarunta Wasaaradda kulan kula qaatay Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha, Mudane Jamaal Maxamed Xasan. Kullanka oo ay qeyb ka ahaayeen khubaro labada...
by contact@fairytale-express.com | Feb 25, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa si rasmi ah u muujisay mowqifkeeda ku aaddan xiisad xuduudeed oo u dhaxaysa Dowladda Kuwait iyo Jamhuuriyadda Ciraaq, iyadoo war-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ay ku caddeysay in ay garab taagan tahay...