by contact@fairytale-express.com | Feb 25, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Somaliland ayaa Dr. Maxamed Cumar Xaaji Maxamuud u magacaabay inuu noqdo Safiir Buuxa oo Awood leh oo Somaliland u fadhin doona Dawladda Israa’iil. Magacaabistan ayaa ka dambeysay qiimeyn iyo tixgelin ku saabsan khibradda, aqoonta, iyo waayo-aragnimada...
by contact@fairytale-express.com | Feb 25, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay isbeddel cusub oo lagu sameeyay taliska sare ee qaar ka mid ah hoggaanka ciidamada qalabka sida, iyadoo tallaabadan ay qeyb ka tahay dib-u-habeyn ballaaran oo muddooyinkii dambe ka socotay hay’adaha amniga dalka....
by Banaadir | Feb 25, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo shacabka Soomaaliyeed ku bogaadisay u hoggaansanaanta awaamiirta hay’adaha amniga iyo ku gacan-siinta shaqadooda, ayaa dhanka kale masuuliyiinta heerarka kala duwan ee dowladda ku wargelinaysa...
by Banaadir | Feb 25, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, oo uu wehliyo Wasiirka Gaadiidka Badda iyo Dekedaha, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa magaalada Ankara kulan kula yeeshay Wasiirka Warbaahinta iyo Xiriirka Dadweynaha ee Turkiga, Mudane...
by contact@fairytale-express.com | Feb 25, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Golaha Mustaqbalka Mucaaradka Kulankii ay Maanta yeesheen kaga arrinsanayeen jihada siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan xaaladda saddex dowlad-goboleed oo kala ah Koonfur Galbeed, Galmudug iyo Hirshabelle. Ilo ku dhow dhow xubnaha...
by contact@fairytale-express.com | Feb 25, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Qaar ka mid ah Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabteen magaalada Muqdisho kaga hadlay lacagaha iyo xoolaha ay kooxda Al‑Shabaab ka qaaddo dadka ku nool deegaannada ay maamusho, iyagoo ku tilmaamay “baad iyo qasab aan shareecada...