by contact@fairytale-express.com | Feb 25, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Wararka laga helayo ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in xubnaha Golaha Mustaqbalka ay maanta ku yeelanayaan kulankoodii ugu dambeeyay ee wadatashiga ah Hotelka Airport, ka hor inta aysan ka kala dhoofin caasimadda. Kulankan oo loo qorsheeyay 11:00...
by Banaadir | Feb 25, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Somaliland ayaa shaacisay inay gacanta ku dhigtay shabakad ay ku eedeeysay inay ka shaqeyneysay wiiqitaanka aqoonsiga Somaliland ay ka heshay Israa’iil. Cabdalle Maxamed Carab Sandheere oo ah wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga Somaliland ayaa sheegay in Shabakaddan...
by Banaadir | Feb 24, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa afar howlgal oo qorsheysan oo toddobaadkan ay ka fuliyeen deegaanno ka kala tirsan Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, ku dilay in ka badan 23 dhagar-qabe oo ka...
by contact@fairytale-express.com | Feb 24, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Urur-Goboleedka IGAD ayaa soo dhoweeyay wada-hadallada u socda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, iyadoo ku boorrisay dhammaan dhinacyada inay sii wadaan wadahadal daacad ah oo lagu xallinayo arrimaha taagan. IGAD waxay muujisay inay...
by contact@fairytale-express.com | Feb 24, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Dable Xoogga Nuur Cabdi Geeddi Nuur (Gaay Gaay) ayaa Lagu soo eedeeyay In uu Nafta Dhaafiyay Askari Saf Tirsiga Ciidmada ay ka wadaageen Ilaa Unugta, Waana Marxuum Ex Dable Xasan Yaasiin Cabdullaahi oo u Geeriyooday Xabad Ak 47 Dhagta kaga Dhacday Kow iyo labaatankii...
by contact@fairytale-express.com | Feb 24, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Dowladda Ingiriiska ayaa sheegtay inay si rasmi ah uga shaqeynayso dadaallo dhexdhexaadin ah oo lagu xallinayo qodobada wali ay isku hayaan dhinacyada siyaasadda Soomaaliya. UK ayaa carrabka ku adkeysay muhiimadda ay leedahay in dhammaan dhinacyadu muujiyaan tanaasul...