by contact@fairytale-express.com | Feb 24, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Marwo Sophie (Duchess of Edinburgh) oo ah xubin sare oo ka tirsan Qoyska Boqortooyada Ingiriiska. Intii kulanku socday, Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Marwo Sophie...
by contact@fairytale-express.com | Feb 24, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeysay qaar ka mid ah siyaasiyiinta ku mideysan Golaha Mustaqbalka inay fashiliyeen wada-hadalladii ka socday Madaxtooyada Qaranka (Villa Soomaaliya), isla markaana ay ka soo horjeesteen in laga gaaro heshiis ku saabsan...
by contact@fairytale-express.com | Feb 24, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Ahmed Moallim Fiqi, ayaa si kulul uga hadlay khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya dowladda iyo siyaasiyiinta mucaaradka, isaga oo sheegay in aan la aqbali doonin “afduub siyaasadeed” oo lagu hayo dalka iyo...
by contact@fairytale-express.com | Feb 24, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Maamulka iyo saraakiisha ciidanka ee degmada Buur Hakaba ayaa kulan la qaatay taliska ciidanka Midowga Afrika (AUSSOM) ee fariisinka ku leh degmada, iyagoo kala hadlay sidii xal waara loogu heli lahaa xiisadda kala dhexeysa maamulka Koonfur Galbeed Eee uu hogaamiyo...
by Banaadir | Feb 24, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Maamulka Puntland ayaa kasoo horjeestay tallaada uu qaaday gudiga doorashooyinka here federaal oo sheegay in dooraashin lagu qabanayo deegaano uu ka arimiyo maamulka Puntland. Bayaan kasoo baxay Wasaaradda arrimaha gudaha Puntland ayaa lagu cambaareeyay tallaabadaasi...
by Banaadir | Feb 24, 2026 | FEATURED, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Iyadoo doorashooyinka guud ee Soomaaliya lagu wado inay qabsoomaan bartamaha sanadkan, diyaargarowga amniga iyo helitaanka is-afgarad siyaasadeed ayaa noqday qodobbada ugu muhiimsan ee lagu cabbirayo xaaladda dalka, taasoo Mahad Salaad ka dhigtay mid hormuud ka ah...