by Banaadir | Feb 24, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doona dalka Australia Danjire Dr Faysal Axmed Salaad ayaa si rasmi ah warqadihiisa aqoonsiga danjirannimo u gudbiyay Sam Mostyn, oo ah wakiilka boqorka (Governor-General) dalka Australia. Intii lagu guda jiray...
by Banaadir | Feb 24, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Musharrax madaxweyne Soomaaliyeed, Naasir Cige, oo muddo ka badan toban maalmood ku xirnaa dalka Kenya kaddib eedeymo la xiriiray haysashada baasaboorrro kala duwan, ayaa laga sii daayay maxkamadda Kahawa Law Courts ee Kenya. Naasir Cige, oo hore ula soo shaqeeyay...
by contact@fairytale-express.com | Feb 24, 2026 | FEATURED, LATEST NEWS, WARARKA
Ciidan katirsan Nabad Sugida oo qoryo iyo Bistoolado ku hubeysan watayna tuutaha NISA iyo Gaari Cabdi Bile ah ayaa xalay wariye Cabdi Xaafid oo katirsan Tv-ga Somali Cable ka afduubtay nawaaxiga Saldhigga booliska degmada Waaberi, isagoo fadhiyay maqaayad uu ka...
by contact@fairytale-express.com | Feb 23, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Magaalada Muqdisho waxaa ka socda kulan muhiim ah oo u dhaxeeya xubnaha Golaha Mustaqbalka oo uu kamid yahay Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo Xildhibaannada labada Aqal ee mucaaradka. Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka iyo wadahadalladii...
by contact@fairytale-express.com | Feb 23, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay diyaar u tahay inay Maraykanka siiso saldhigyo ciidan isla markaana u ogolaato ka faa’iidaysiga macdanaha qaaliga ah ee dalka ku jira, sida uu sheegay Wasiiru Dawlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Balcad. Wasiirka ayaa...
by contact@fairytale-express.com | Feb 23, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, kaddib markii ay si rasmi ah u burbureen wada-hadalladii u socday Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka. Warsaxaafadeed ay soo...