• HOME
  • BUSINESS
  • DUNIDA
  • ENGLISH NEWS
  • ENTERTAINMENT
  • FEATURED
  • LATEST NEWS
  • LOCAL NEWS
  • OPINIONS
  • TECH NEWS
  • WARARKA
  • WORLD NEWS

WARARKA

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo hadal layaab leh ka sheegay Shirkii Villa Somaliya

by contact@fairytale-express.com | Feb 22, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ahna musharax Madaxweyne, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa maanta Shirkii Villa Somalia ka jeediyay khudbad uu si toos ah ugu hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo hannaanka doorashooyinka la filayo. Xildhibaanka ayaa...

Shirkii Dowladda iyo Golaha Mustaqbalka oo Natiijo La’aan Kusoo Dhammaaday

by contact@fairytale-express.com | Feb 22, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Shir u dhexeeyay madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka ayaa kusoo dhammaaday natiijo la’aan, kadib markii la isku mari waayay ajandaha ku saabsan hannaanka doorashooyinka dalka. Kulanka oo ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa diiradda lagu...

Baarlamaanka labada Aqal oo soo geba-gabeeyay doodii waxka bedelka Dastuurka

by contact@fairytale-express.com | Feb 22, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 21-aad ee wadajirka ah, waxaana shir guddoominayey Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Aqalka sare Mudane Cali Shacbaan Ibraahim oo ay...

Abwaan Caan ah oo hal arrin darteed loogu xiray Muqdisho

by contact@fairytale-express.com | Feb 22, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Laamaha amniga ee degmada Cabdicasiis ayaa maanta xiray Abwaan Xuseen Xasan Faras, oo kamid ah dadka degan xaafadda Buulo-Maaxaay, kadib bannaanbax saakay ka dhacay Taalada Daljirka Daahsoon ee magaalada Muqdisho. Wararka la helayo ayaa sheegaya in Abwaanka oo Caan ku...

Sawirro: Shirka Madaxda DFS & Mucaaradka oo ka furmay Villa Somalia

by contact@fairytale-express.com | Feb 22, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Shirkii labaad ee u dhaxeeya Madaxda Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubnaha Golaha Mustaqbalka, oo ay qeyb ka yihiin Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Jubbaland iyo Puntland, ayaa maanta ka furmay Madaxtooyada Qaranka ee Villa Somalia. Kulanka oo uu...

Sawirro: Dad careysan oo bannaanbax ka dhigay Agagaarka Madaxtooyadda Somalia

by contact@fairytale-express.com | Feb 22, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Boqolaal ka mid ah shacabka ku nool caasimadda ayaa maanta bannaanbax ka dhigay fagaaraha Daljirka Daahsoon ee degmada Boondheere, kaas oo ku dhow Madaxtooyada Soomaaliya, iyagoo muujinaya cabasho ay ka qabaan dowladda uu hoggaamiyo Xasan Sheekh Maxamuud. Dadka...
« Older Entries
Next Entries »

Recent Posts

  • Dowladda oo soo bandhigtay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab, Ammar culsuna siisay
  • Sawirro: Guddoomiyr Muungaab oo booqday furrimaha dagaalka kuna dhawaaqay…
  • Kiiska Dacwadda Xildhibaannada Soomaaliya ee Baarlamaanka EAC oo markale la dhageysanayo
  • Xisbiga Himilo Qaran oo Madaxweyne Xasan Sheekh uga digay muddo kororsi
  • Sawirro:- Dhalinyaro Somaliland u dirtay Israa’iil oo Ehelladooda walaac muujinayaan, xilli tababar…
  • Falcelin xooggan oo ka dhalatay hadalkii Guddoomiye Aadan Madoobe & Mucaaradka oo…
  • Daawo Sawirrada: Dhaqaatiir Sucuudiyaan ah oo qalliin ku kala fujiyay Caruur Soomaali ah oo isku dhagan
  • Dalalka Khaliijka oo joojinaya qandaraasyada ay kula jiraan Mareykanka
  • Madaxweyne Xasan Sheekh oo faa’iideystay dastuurka cusub & muddo xileedkiisa oo la kordhiyay
  • Agaasimaha NISA oo sagootin sharaf leh u sameeyay sarkaal kaalin weyn ka qaatay amniga

Recent Comments

  1. contact@fairytale-express.com on Kiiska Dacwadda Xildhibaannada Soomaaliya ee Baarlamaanka EAC oo markale la dhageysanayo
  2. contact@fairytale-express.com on Dowladda oo soo bandhigtay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab, Ammar culsuna siisay
Banaadir24.com is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.
About Banaadir24
Banaadir24 provides local news from the Banaadir region and Mogadishu, along with national developments across Somalia. Our coverage includes politics, security, governance, and humanitarian affairs, as well as regional and international stories that matter to the Somali people. We also report on sports, culture, business, and community initiatives that shape everyday life. To reach a broader audience, we publish our content in both Somali and English, ensuring that people in Somalia and members of the Somali diaspora can stay informed and connected.
Our Mission and Values
Our mission is to inform the public with reliable, fact-based reporting while amplifying Somali voices and promoting transparency and accountability. Banaadir24 is run by a dedicated team of Somali journalists committed to accuracy, fairness, and independent journalism. We operate digitally to deliver timely updates with context, serving the Somali public without representing any government, political party, clan, or business interest.
Contact us

Contact Us For story tips, feedback, press releases, or general inquiries:

Phone: +(1) 0987654321
Email: info@banaadir24.com
Website: https://www.banaadir24.com

Thank you for reading Banaadir24. Your trust and support help us continue serving the community.

© 2026 Banaadir24.com. All rights reserved.