by contact@fairytale-express.com | Feb 22, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA, WORLD NEWS
Wasiir ka tirsan Somaliland ayaa u sheegay wakaaladda Wararka AFP in maamulka gobolkan uu diyaar u yahay in uu Maraykanka siiyo fursad gaar ah oo uu kaga faa’iideysto khayraadka macdanta, isla markaana uu u ogolaado in laga dhiso saldhigyo militari gudaha Somaliland....
by contact@fairytale-express.com | Feb 22, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Waxaa sii xoogeystay khilaaf u dhaxeeya maamulka iyo laamaha amniga degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay iyo Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, xilli xiisad amni laga dareemayo gudaha iyo duleedka degmada. Wararka laga helayo degmada Buurhakaba ayaa...
by contact@fairytale-express.com | Feb 22, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Mid kamid ah dhalinyaradii ka qeyb qaadanayay bannaanbax looga soo horjeeday dhul boob ka socday xaafadda Alcadaala ee degmada Hiliwaa ayaa ku geeriyooday mid kamid ah isbitaallada ku yaalla magaalada Muqdisho, sida ay xaqiijiyeen ilo deegaanka ah. Alle ha u...
by contact@fairytale-express.com | Feb 22, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Ahmed Abdi Kariye Qoorqoor, ayaa xalay shir muddo qaatay la yeeshay Madaxweyne Ku-xigeenka Galmudug Ali Eid, Senator Dhagdheer iyo Xildhibaan Ugaas Dhagay Gelle. Shirkan oo ahaa mid xasaasi ah ayaa diiradda lagu saaray xaaladda...
by contact@fairytale-express.com | Feb 22, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 163-aad iyo cutubyo ka tirsan Qaybta 27-aad, ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhan ah Alshabaab ka fuliyay deegaanno dhowr ah oo dhammaantood hoos taga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....
by contact@fairytale-express.com | Feb 22, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u aqbashay soo jeedintii ka timid Golaha Mustaqbalka, iyadoo ogolaatay in shirkii wadahadalka ee labada dhinac uu maanta dib uga furmo xarunta Madaxtooyada. Labadii Maalmood ee lasoo dhaafay ayay hakad...