by contact@fairytale-express.com | Feb 22, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan uu magaalada Muqdisho kula yeeshay qaar kamid ah odayaasha, waxgaradka iyo haweenka Beesha Hawiye kaga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan arrimaha dastuurka, amniga iyo khilaafka...
by Banaadir | Feb 22, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Iskaashiga sii kobcaya ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Türkiga ayaa dhaliyay dhaliilo gudaha dalka ah, iyadoo qaar ka mid ah siyaasiyiinta iyo bulshada rayidka ah ay ku tilmaameen “mid hal dhinac faa’iido u leh Türkiye.” Si kastaba, dowladda Soomaaliya ayaa si cad u...
by contact@fairytale-express.com | Feb 21, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Xisbiga Himilo Qaran oo uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee dalka Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka tacsiyeeyay dhacdooyinkii foosha xumaa ee maanta ka dhacay xaafadda Buula-Maaxaay ee magaalada Muqdisho, kuwaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad rayid...
by contact@fairytale-express.com | Feb 21, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kuwaas oo deegaan doorashadoodu tahay Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay, ayaa shaaciyay inay si buuxda u garab istaagayaan hanaanka maamul ee uu hoggaamiyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka...
by contact@fairytale-express.com | Feb 21, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Shirkii Golaha Mustaqbalka ayaa si rasmi ah u soo idlaaday, iyadoo dhinacyadii ka qeybgalay ay isla garteen in mar kale lagu laabto xarunta Villa Soomaaliya si loo sii ambaqaado wadahadallada. Wararka hordhaca ah ee laga helayo shirka ayaa tilmaamaya in dhinacyadu ay...
by contact@fairytale-express.com | Feb 21, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa booqasho iyo dhiiragelin ugu tagay cutubyo ka tirsan Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed, kuwaas oo loo diyaarinayo adkeynta amniga iyo ilaalinta dowladnimada koonfur galbeed....