by Banaadir | Feb 21, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Askari kamid ahaa ciidamada ilaalada madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed, ayaa lagu soo waramayaa inuu goostay. Ilo xog ogaal ah oo lagu kalsoonyahay ayaa Banaadir24 Online, u sheegay in gaari uu leeyahay Kamala Guutaale, oo ah Xoghayaha Joogtada ah ee...
by contact@fairytale-express.com | Feb 21, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Ugu yaraan laba qof ayaa ku geeriyootay, siddeed kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii ciidamo ka tirsan dowladda ay maanta howlgallo burburin ah ka fuliyeen xaafado ku yaalla waqooyiga magaalada Muqdisho. Howlgalkan ayaa ka dhacay xaafadaha Buulo Maaxaay ee...
by contact@fairytale-express.com | Feb 21, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Xubnaha Golaha Mustaqbalka ayaa kulan xasaasi ah uga socdaa xarunta Xalane, iyagoo ka arrinsanaya kulamadii shalay iyo Maanta baaqday ee ay la lahaayeen Dowladda Federaalka. Ilo xog ogaal ah ayaa sheegaya in xubnaha mucaaradka aysan weli ku heshiin aragti mideysan oo...
by Banaadir | Feb 21, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sii xoojisay dagaalka ka dhanka ah kooxaha khawaarijta, iyadoo hawlgallo qorsheysan oo ay fuliyeen ciidammada amniga lagu dilay saddex horjooge oo ka tirsanaa garabka maaliyadda iyo boobka hantida shacabka ee kooxda khawaarijta....
by contact@fairytale-express.com | Feb 21, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA, WORLD NEWS
Taliye ku-xigeenka Ciidanka Lugta ee dalka Uganda, Joseph Ssemwanga, ayaa xaflad sagootin ah u sameeyey cutub ka tirsan ciidanka oo loo soo dirayo dalka Soomaaliya, si ay ugu biiraan howlgalka nabad ilaalinta ee ka socda dalka. Ciidankan oo si buuxda u soo dhammaystay...
by contact@fairytale-express.com | Feb 21, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Kulankii dhawaan ka dhacay xarunta Villa Somalia ee ay yeesheen madaxda sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubnaha Golaha Mustaqbalka ayaa si weyn loogu hadal hayaa, kaddib markii ay ka maqnaayeen madaxweynayaasha maamulada Galmudug, Koonfur Galbeed iyo...