by contact@fairytale-express.com | Feb 21, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Kooxda Al-Shabaab ayaa toogasho fagaare ah ku fulisay 10 dhalinyaro ah oo ku kala sugnaa magaalooyinka Bu’aale iyo Kuunya Baroow ee gobolka Jubbada Dhexe. Wararka laga helayo magaalada Bu’aale ayaa sheegaya in Al-Shabaab ay shacabka isugu yeertay fagaare ku yaalla...
by contact@fairytale-express.com | Feb 21, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Shir xasaasi ah oo ay iskugu yimaadeen maamulka Degmada Buur-Hakaba iyo saraakiisha ciidanka ayaa lagu qabtay xarunta degmada, iyadoo shirkaasi looga hadlay xaaladihii ugu dambeeyay ee degmada iyo xayiraaddii la saaray garoonka diyaaradaha Buur-Hakaba. Kulanka ayaa si...
by Banaadir | Feb 21, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u muuqata inay qaadayso tallaabo muhiim ah oo lagu xoojinayo awooddeeda dagaal ee cirka, iyadoo la filayo in ay hesho lix diyaaradood oo nooca JF17 Thunder ah oo laga keenayo Pakistan. Warar hoose oo ka imanaya falanqeeyayaal amni...
by contact@fairytale-express.com | Feb 21, 2026 | LATEST NEWS, WARARKA, WORLD NEWS
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iiraan, Abbas Araghchi, ayaa sheegay in haddii uu dagaal ku soo qaado Mareykanka, saameyntu aysan ku koobnaan doonin Iiraan oo keliya, balse ay gaari doonto gobolka iyo dunida oo dhan. Wuxuu sidoo kale ku baaqay in laga fogaado hadallo iyo...
by contact@fairytale-express.com | Feb 21, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Waxaa burbur ku dhow shirkii u dhaxeeyay Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka, kaddib markii maalintii labaad ee wada-hadallada ay baaqdeen, iyadoo la sheegay in labada dhinac ay isku mari waayeen qaabka wada-xaajoodka iyo ajandaha arrimaha...
by Banaadir | Feb 21, 2026 | DUNIDA, WARARKA
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay inuu ka fiirsanayo suurtagalnimada weerar milatari oo xaddidan oo ka dhan ah dalka Iran, xilli ciidamada Mareykanka ay kordhinayaan joogitaankooda gobolka. “Waxaan qiyaasayaa inaan dhihi karo waan ka fiirsanayaa...