by Banaadir | Feb 19, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, kaas oo diiradda lagu saaray xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan amniga iyo abaaraha ba’an ee saameeyay qaybo badan oo ka mid ah bulshada Soomaaliyeed....
by contact@fairytale-express.com | Feb 19, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Duqeymo xoogan ayaa maanta lala beegsaday goobo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Al-Shabaab, kuwaas oo ku yaalla deegaanka Waabweyn oo hoostaga degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan. Howlgalka oo ay si wadajir ah u fuliyeen Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo...
by contact@fairytale-express.com | Feb 19, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Ciidanka Ammaanka Puntland ayaa gacanta ku dhigay nin u dhashay dalka Yemen oo la sheegay inuu ka mid ahaa maleeshiyaadka Daacish, kadib howlgal qorsheysan oo si gaar ah looga fuliyay degaanka Tasjiic ee ku yaalla Buuraha Cal-miskaad ee Gobolka Bari. Howlgalkan oo...
by contact@fairytale-express.com | Feb 19, 2026 | WARARKA, WORLD NEWS
Waa Sawirka mid kamid ah dadka loo diiday inay galaan dalka Australia. Australia ayaa dalkeeda ka mamnuucday muwaadin lala xiriirinayo kooxda Daacish muddo labo sano ah, iyaga oo ku sugnaa xero ku taalla dalka Suuriya. Qofkaan ayaa ka mid ah koox ka kooban 34 haween...
by contact@fairytale-express.com | Feb 19, 2026 | LATEST NEWS, WARARKA, WORLD NEWS
Dowladda Soomaaliya ayaa ka mid noqotay in ka badan 100 dowladood iyo ururo caalami ah oo si wadajir ah u soo saaray bayaan lagu cambaareynayo tallaabooyinka ay qaadday Israel ee ku saabsan dhulka la haysto ee West Bank. Bayaanka ayaa si adag u dhaleeceeyay go’aannada...
by contact@fairytale-express.com | Feb 19, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Waxaa barqanimada maanta si rasmi ah uga furmaya xarunta Madaxtooyada Qaranka ee Villa Soomaaliya shirka Madaxda Dowladda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliya, kaas oo diiradda saarayo xaaladda guud ee dalka iyo ajandayaal qaran oo la isku waafaqsan yahay....