by contact@fairytale-express.com | Feb 16, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Kulankaan ayaa ahaa xog iswareysi iyo xaaladaha ku gadaaman qabsoomidda shirkii DFS iyo Golaha Mustaqbalka oo u xayiran goobta lagu shiri lahaa. Xubnaha golaha Mustaqbalka ayaa u sheegay xubnaha Bulshada Rayidka iyo dhaqanka inay diyaar u yihiin shirka laakiin ay...
by contact@fairytale-express.com | Feb 16, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA, WORLD NEWS
Dowladda Soomaaliya iyo Dowladda Jamhuuriyadda Midowga ee Tanzania ayaa kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad (MoU) oo ku saabsan iskaashiga maareynta arrimaha socdaalka. Heshiiska waxaa dhinaca Soomaaliya u saxiixay Wasiirka Amniga Gudaha, Gen. Cabdullaahi Sheekh...
by contact@fairytale-express.com | Feb 16, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Magaalada Muqdisho gaar ahaan Hotelka Airport, waxaa ka socda kulamo siyaasadeed oo isdaba joog ah oo u dhexeeya Madaxweyneyaasha maamul goboleedyada Puntland iyo Jubbaland iyo xildhibaano ka soo kala jeeda Galmudug iyo Hirshabelle. Kulamadan ayaa si gaar ah diiradda...
by contact@fairytale-express.com | Feb 16, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Wasiirka Warfaafinta Maamulka Jubbaland, Cabdifataax Maxamed Mukhtaar, ayaa sheegay in Madaxda Puntland iyo Jubbaland aysan ku qasbanayn inay tagaan Villa Somalia si ay ula kulmaan Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud. Wasiirka ayaa hadalkan ka sheegay isagoo ka...
by contact@fairytale-express.com | Feb 16, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Ciidanka Xogga dalka Soomaaliya ayaa xalay howlgal muhiim ah ka fuliyay inta u dhaxaysa Moqokori iyo Yasooman ee gobolka Hiiraan, iyagoo kaashanaya ciidamada Xaq u dirirka deegaanka. Howlgalka ayaa lagu beegsaday xubno ka tirsan ururka Al-Shabaab, iyadoo 4 xubnood oo...
by contact@fairytale-express.com | Feb 16, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Warar xog ogaal ah ayaa sheegaya in taangiyo iyo agab milatari oo dhawaan soo gaaray dalka loo daabulay gobolka Shabeellada Dhexe, si ay ugu howlgalaan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamo ka socda dalka Turkiga. Ilo deegaanka ah ayaa xaqiijinaya...