• HOME
  • BUSINESS
  • DUNIDA
  • ENGLISH NEWS
  • ENTERTAINMENT
  • FEATURED
  • LATEST NEWS
  • LOCAL NEWS
  • OPINIONS
  • TECH NEWS
  • WARARKA
  • WORLD NEWS

WARARKA

Dil toogasho ah oo saaka lagu fuliyay Xubno katirsanaa Al-Shabaab

by contact@fairytale-express.com | Feb 16, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa saaka xukun dil toogasho ah ku fulisay labo eedeysane oo lagu helay falal dilal iyo qaraxyo ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho. Labada nin ee xukunka lagu fuliyay ayaa kala ahaa Xasan Cali Iftiin Buule (Gacmey) iyo Xasan Cali...

Agaasimaha NISA oo kulamo xasaasi ah la qaatay Farmaajo, Deni & Axmed Madoobe

by contact@fairytale-express.com | Feb 16, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mahad Maxamed Salaad, ayaa kulamo kala duwan la yeeshay mas’uuliyiin sare oo ay ka mid yihiin Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni...

Dowladda Soomaaliya oo Wafdi culus u dirtay dalka Tanzania

by contact@fairytale-express.com | Feb 16, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA, WORLD NEWS

Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya, Gen. Abdullahi Sheikh Ismail (Fartaag), oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, Mustafa Sheikh Ali Dhuxulow, ayaa gaaray magaalada Dar es Salaam ee dalka Tanzania, iyagoo ku jooga booqasho rasmi ah oo...

Madaxweyne Xasan Sheekh “ Afrika waa in ay heshaa kursi joogta ah oo Golaha Ammaanka ah”

by Banaadir | Feb 15, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay shir heer sare ah oo ku saabsanaa mustaqbalka Qaramada Midoobay, kaas oo ka qabsoomay magaalada Addis Ababa, kana mid ahaa kulan-doceedyada muhiimka ahaa ee Shir...

Midowga Afrika oo la saftay Dowladda Soomaaliya kadib markii…

by contact@fairytale-express.com | Feb 15, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA, WORLD NEWS

Ururka Midowga Afrika ayaa markale adkeeyay sida ay uga soo horjeedaan xadgudubka Israa’iil ay kula kacday Soomaaliya. War-murtiyeedka Midowga Afrika ayaa si cad u cambaareeyay, una diiday aqoonsiga halka dhinac ah ee Israa’iil ay sheegtay in ay siisay Somaliland,...

Maxkamadda Ciidamada oo xukuntay rag dilal & qaraxyo geystay

by contact@fairytale-express.com | Feb 15, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Maxkamadda sare ee Ciidamadda Qalabka sida ayaa xukuno kasoo saartay kiiska Maxamed Aadan Abuukar oo Xeydar Muqtaar Afgarashadiisu tahay iyo Maxamed Qadar Cali Aadan oo loo heystay labaduba Dilal iyo Qaraxyo Magaaladda Balad Xaawo Ee Gobolka Gedo Ka dhacay 2025....
« Older Entries
Next Entries »

Recent Posts

  • Dowladda oo soo bandhigtay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab, Ammar culsuna siisay
  • Sawirro: Guddoomiyr Muungaab oo booqday furrimaha dagaalka kuna dhawaaqay…
  • Kiiska Dacwadda Xildhibaannada Soomaaliya ee Baarlamaanka EAC oo markale la dhageysanayo
  • Xisbiga Himilo Qaran oo Madaxweyne Xasan Sheekh uga digay muddo kororsi
  • Sawirro:- Dhalinyaro Somaliland u dirtay Israa’iil oo Ehelladooda walaac muujinayaan, xilli tababar…
  • Falcelin xooggan oo ka dhalatay hadalkii Guddoomiye Aadan Madoobe & Mucaaradka oo…
  • Daawo Sawirrada: Dhaqaatiir Sucuudiyaan ah oo qalliin ku kala fujiyay Caruur Soomaali ah oo isku dhagan
  • Dalalka Khaliijka oo joojinaya qandaraasyada ay kula jiraan Mareykanka
  • Madaxweyne Xasan Sheekh oo faa’iideystay dastuurka cusub & muddo xileedkiisa oo la kordhiyay
  • Agaasimaha NISA oo sagootin sharaf leh u sameeyay sarkaal kaalin weyn ka qaatay amniga

Recent Comments

  1. contact@fairytale-express.com on Kiiska Dacwadda Xildhibaannada Soomaaliya ee Baarlamaanka EAC oo markale la dhageysanayo
  2. contact@fairytale-express.com on Dowladda oo soo bandhigtay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab, Ammar culsuna siisay
Banaadir24.com is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.
About Banaadir24
Banaadir24 provides local news from the Banaadir region and Mogadishu, along with national developments across Somalia. Our coverage includes politics, security, governance, and humanitarian affairs, as well as regional and international stories that matter to the Somali people. We also report on sports, culture, business, and community initiatives that shape everyday life. To reach a broader audience, we publish our content in both Somali and English, ensuring that people in Somalia and members of the Somali diaspora can stay informed and connected.
Our Mission and Values
Our mission is to inform the public with reliable, fact-based reporting while amplifying Somali voices and promoting transparency and accountability. Banaadir24 is run by a dedicated team of Somali journalists committed to accuracy, fairness, and independent journalism. We operate digitally to deliver timely updates with context, serving the Somali public without representing any government, political party, clan, or business interest.
Contact us

Contact Us For story tips, feedback, press releases, or general inquiries:

Phone: +(1) 0987654321
Email: info@banaadir24.com
Website: https://www.banaadir24.com

Thank you for reading Banaadir24. Your trust and support help us continue serving the community.

© 2026 Banaadir24.com. All rights reserved.