• HOME
  • BUSINESS
  • DUNIDA
  • ENGLISH NEWS
  • ENTERTAINMENT
  • FEATURED
  • LATEST NEWS
  • LOCAL NEWS
  • OPINIONS
  • TECH NEWS
  • WARARKA
  • WORLD NEWS

WARARKA

Golaha Mustaqbalka & Guddi ka socda Xildhibaannada mucaaradka oo kulan….

by contact@fairytale-express.com | Feb 15, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Waxaa maanta lagu qabtay Hotel Airport kulan muhiim ah oo u dhexeeyay xubno ka tirsan Golaha Mustaqbalka iyo guddigii farsamo ee ay shalay magacaabeen xildhibaannada isku magacaabay Baarlamaanka Xorta ah. Kulankan oo saacado qaatay ayaa diiradda lagu saaray xaaladda...

Ciidamo Turki ah oo dhaq dhaqaaqyo ka billaabay Sh/Dhexe

by contact@fairytale-express.com | Feb 15, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA, WORLD NEWS

Ciidamo ka socda dalka Turkey oo ka howlgala Somalia ayaa lagu arkay saldhigga Qorilow iyo deegaanka Bashaqle ee gobolka Shabeellaha Dhexe, iyagoo wata gaadiid gaashaaman, sida ay sheegeen ilo deegaanka ah. Goobaha la arkay ciidamadan ayaa hore uga howlgali jiray...

Soomaaliya oo si rasmi ah ugu biirtay Habka Is-Qiimeynta iyo Dib-u-Eegista Maamul-Wanaagga Afrika

by Banaadir | Feb 15, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu biirtay Habka Is-Qiimeynta iyo Dib-u-Eegista Maamul-Wanaagga Afrika ee APRM [African Peer Review Mechanism (APRM)], oo ah habraac uu aas-aasay Midowga Afrika si dalalka xubnaha ahi ay isu qiimeeyaan, isu la...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo xasaasi ah ka wada Addis Ababa

by contact@fairytale-express.com | Feb 15, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA, WORLD NEWS

Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya ayaa magaalada Addis Ababa kula kulmay mas’uuliyiin kala duwan oo ka qeybgalay shirka Midowga Afrika. Madaxweynaha ayaa kulamadaas diiradda ku saaray xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya Soomaaliya iyo dalalka...

Ciidamada Dowladda oo isku fidiyay degaano ay ku sugnaayeen Al-Shabaab

by contact@fairytale-express.com | Feb 15, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Ciidanka Kumaandooska Gorgor ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno hoostaga degmada Raage Ceele ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalladan ayaa waxaa fuliyay Ururka 10-aad ee Guutada 18-aad Kumaandooska Gorgor, sida uu...

Xogta hoggaamiye Sare oo ka tirsan Al-Shabaab ee duqeynta lagu dilay

by contact@fairytale-express.com | Feb 15, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA, WORLD NEWS

Warbaahinta gudaha Yemen ayaa shaaca ka qaaday in mid ka mid ah xubnaha ugu sareeyay ururka Al-Shabaab ee xiriirka arrimaha dibadda, Jabriil Gacameey, uu ku dhintay duqayn ka dhacday gudaha Yemen. Jabriil Gacameey, oo si weyn looga yaqaan gudaha Al-Shabaab ayaa la...
« Older Entries
Next Entries »

Recent Posts

  • Dowladda oo soo bandhigtay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab, Ammar culsuna siisay
  • Sawirro: Guddoomiyr Muungaab oo booqday furrimaha dagaalka kuna dhawaaqay…
  • Kiiska Dacwadda Xildhibaannada Soomaaliya ee Baarlamaanka EAC oo markale la dhageysanayo
  • Xisbiga Himilo Qaran oo Madaxweyne Xasan Sheekh uga digay muddo kororsi
  • Sawirro:- Dhalinyaro Somaliland u dirtay Israa’iil oo Ehelladooda walaac muujinayaan, xilli tababar…
  • Falcelin xooggan oo ka dhalatay hadalkii Guddoomiye Aadan Madoobe & Mucaaradka oo…
  • Daawo Sawirrada: Dhaqaatiir Sucuudiyaan ah oo qalliin ku kala fujiyay Caruur Soomaali ah oo isku dhagan
  • Dalalka Khaliijka oo joojinaya qandaraasyada ay kula jiraan Mareykanka
  • Madaxweyne Xasan Sheekh oo faa’iideystay dastuurka cusub & muddo xileedkiisa oo la kordhiyay
  • Agaasimaha NISA oo sagootin sharaf leh u sameeyay sarkaal kaalin weyn ka qaatay amniga

Recent Comments

  1. contact@fairytale-express.com on Kiiska Dacwadda Xildhibaannada Soomaaliya ee Baarlamaanka EAC oo markale la dhageysanayo
  2. contact@fairytale-express.com on Dowladda oo soo bandhigtay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab, Ammar culsuna siisay
Banaadir24.com is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.
About Banaadir24
Banaadir24 provides local news from the Banaadir region and Mogadishu, along with national developments across Somalia. Our coverage includes politics, security, governance, and humanitarian affairs, as well as regional and international stories that matter to the Somali people. We also report on sports, culture, business, and community initiatives that shape everyday life. To reach a broader audience, we publish our content in both Somali and English, ensuring that people in Somalia and members of the Somali diaspora can stay informed and connected.
Our Mission and Values
Our mission is to inform the public with reliable, fact-based reporting while amplifying Somali voices and promoting transparency and accountability. Banaadir24 is run by a dedicated team of Somali journalists committed to accuracy, fairness, and independent journalism. We operate digitally to deliver timely updates with context, serving the Somali public without representing any government, political party, clan, or business interest.
Contact us

Contact Us For story tips, feedback, press releases, or general inquiries:

Phone: +(1) 0987654321
Email: info@banaadir24.com
Website: https://www.banaadir24.com

Thank you for reading Banaadir24. Your trust and support help us continue serving the community.

© 2026 Banaadir24.com. All rights reserved.