by Banaadir | Feb 15, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Khilaaf sii xoogeysanaya oo u dhexeeya Boqortooyada Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta oo ku fiday Geeska Afrika ayaa hadheeyey shir-madaxeedka toddobaadkan ee Midowga Afrika (AU), inkastoo inta badan hoggaamiyeyaasha qaaradda la filayo inay ka fogaadaan qaadashada...
by contact@fairytale-express.com | Feb 15, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA, WORLD NEWS
Warbaahinta ka howlgasha dalka Turkiga ayaa daabacday warar sheegaya in hay’adaha sirdoonka ee Sacuudiga ay wadaan qorsheyaal la xiriira xaaladda siyaasadeed ee Somaliland, isla markaana lagu eedeeyay inay doonayaan in la soo qabto Madaxweynaha Somaliland,...
by contact@fairytale-express.com | Feb 14, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Mucaaradka ku mideysan dalladda Golaha Mustaqbalka ayaa war ay soo saareen kadib shir dheer oo ay yeesheen ku dalbaday in si cad loo shaaciyo goobta lagu qabanayo shirka wadatashiga siyaasadeed, isla markaana la isla garto hannaanka doorashada dalka. Mucaaradka ayaa...
by contact@fairytale-express.com | Feb 14, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Xildhibaanadii dhawaan ganaax lagu soo rogay ee isku magacabay “Xildhibaanada Xorta ah” ayaa maanta shir gaar ah ku yeeshay xarunta ololaha Musharax Madaxweyne Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. Shirkan ayaa ka dambeeyay markii xildhibaannadaasi loo diiday in ay ku shiraan...
by contact@fairytale-express.com | Feb 14, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynayaasha maamul goboleedyada Jubbaland iyo Puntland ayaa maanta kulan gaar ah kula leh magaalada Muqdisho madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Kulanka oo ka dhacaya hotel ku yaalla xerada Xalane ayaa la sheegay in intiisa badan...
by contact@fairytale-express.com | Feb 14, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa weerar ay maleeshiyaad hubeysan ku qaadeen deegaanka Yoocale ee Gobolka Galgaduud, kaas oo sababay dhimashada saddex nin iyo dhaawaca laba kale. Dadka la dilay iyo kuwa dhaawacmay ayaa la xaqiijiyey inay ka soo jeedaan...