by contact@fairytale-express.com | Feb 14, 2026 | LATEST NEWS, WARARKA, WORLD NEWS
Ciidanka Ilaalada Xeebaha ee Jabuuti ayaa gacanta ku dhigay shan doon oo si sharci darro ah uga kalluumeysanayay biyaha dalka, kuwaas oo laga leeyahay Yemen, iyagoo sidoo kale xiray 19 qof oo la socday doonyahaas. Ciidanka ayaa sheegay in doonyahan ay ku jireen...
by contact@fairytale-express.com | Feb 14, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig ayaa si weyn u soo dhaweeyay booqashadii uu Xamsa Cabdi Barre, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ku tegay hoyga ay Muqdisho ka degan yihiin Madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaam, iyo Madaxweynaha Puntland,...
by contact@fairytale-express.com | Feb 14, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Waxaa xal rasmi ah laga gaaray is-hortaaggii ka taagnaa gelitaanka Xeyndaabka Xalane, kaddib kulan xalay magaalada Muqdisho ku dhexmaray Agaasimaha Hay’adda NISA, Mahad Maxamed Salaad, iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed. Kulanka ayaa diiradda...
by contact@fairytale-express.com | Feb 14, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Taliska Booliska Gobolka Banaadir ayaa isku dayay in uu joojiyo shir ay qorsheynayaan xildhibaanno isku magacaabay “Xildhibaannada Xorta ah”, kuwaas oo ka mid ah mudanayaal horay looga ganaaxay ka qeybgalka kulamada labada Aqal ee Baarlamaanka. Xildhibaannadan ayaa...
by contact@fairytale-express.com | Feb 14, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa ka qeyb-galay xaflad ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Deegaanka, hase yeeshee kulanka ayaa si lama filaan ah u soo idlaaday kaddib markii Ra’iisul Wasaaruhu ka kacay goobta isaga oo u kicitimay dhanka Xerada...
by contact@fairytale-express.com | Feb 13, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Xubno ka tirsan Golaha Mustaqbalka ayaa galabta ilaa caawa isku dayay inay shir gaar ah ku qabsadaan gudaha garoonka diyaaradaha Aadan Cadde iyo xerada Xalane, hase yeeshee waxaa lagu wargeliyay in aan wax hub ah, xitaa bistoolad, lala geli karin gudaha garoonka iyo...