by contact@fairytale-express.com | Feb 12, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku wajahan magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, halkaas oo uu uga qayb-gali doono shirka Midowga Afrika, xilli ay dalka ka taagan tahay xiisad siyaasadeed oo la xiriirta shir lagu...
by contact@fairytale-express.com | Feb 12, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Waxaa weli muran adag ka taagan yahay goobta lagu qabanayo shirka u dhexeeya Madaxda dowladda federaalka iyo Golaha Mustaqbalka, iyadoo ay kala aragti duwan yihiin labada dhinac. Madaxda dowladda federaalka ayaa ku adkeysanaya in shirka lagu qabto Villa Soomaaliya,...
by Banaadir | Feb 12, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa daaha ka rogay istaraatiijiyad siyaasadeed iyo mid sharciyeed oo saddex qodob ka kooban, taas oo uu sheegay in lagu burinayo waxa uu ku tilmaamay aqoonsi ay Israa’iil siisay Somaliland....
by Banaadir | Feb 11, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan hay’adaha Qaranka, taas oo ku aaddan guusha taariikhiga ah ee dalkeennu uu ku hanatay kursiga Golaha Nabadda iyo...
by contact@fairytale-express.com | Feb 11, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa guul taariikhi ah ka gaartay fagaaraha diblomaasiyadda Afrika kadib markii si rasmi ah loogu doortay inay xubin ka noqoto Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika (Peace and Security Council – PSC) muddada u dhexeysa 2026 ilaa...
by contact@fairytale-express.com | Feb 11, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Lataliyihii hore ee Amniga Qaranka dowladdii Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo shirka wada-hadalka ee u dhexeeya dowladda iyo mucaaradka. Fahad Yaasiin ayaa sheegay in Madaxweynaha...