by Banaadir | Mar 5, 2026 | WARARKA
War saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Maamulka Hirshabeelle ayaa si diirran loogu soo dhoweeyay, isla markaana hambalyo loogu diray go’aanka taariikhiga ah ee Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ku ansixiyeen Dastuurka dalka 04/03/2026,...
by contact@fairytale-express.com | Mar 5, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Siyaasiyiinta kala ah Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke iyo Danjire Daahir Maxamuud Geelle ayaa si wadajir ah u bogaadiyey ansaxinta dhammeystirka iyo wax-ka-beddelka Dastuurka Ku-meelgaarka ah ee Jamhuuriyadda Federaalka...
by Banaadir | Mar 5, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, WARARKA
Sarkaal sare oo ka tirsan milatariga dalka Iran ayaa ku hanjabay in Tehran ay beegsan doonto xarunta nukliyeerka ee Dimona ee ku taalla Israa’iil, haddii Mareykanka iyo Israa’iil ay sii wadaan dadaallada lagu doonayo isbeddel maamul (regime change), sida ay werisay...
by contact@fairytale-express.com | Mar 5, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Hassan Sheikh Mohamud, ayaa lagu wadaa inuu berri afur u sameeyo dhammaan Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Guddoonka Golaha Shacabka ayaa qoraal casuumaad rasmi ah u diray...
by contact@fairytale-express.com | Mar 5, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dawladda Hoose ee Muqdisho ayaa si buuxda u soo dhaweeyay go’aanka taariikhiga ah ee ay Xildhibaannada Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliyaku ansixiyeen Dastuurka Dalka oo muddo dheer ku soo jiray geeddi-socod qabyo-tir ah. Waxaan...
by contact@fairytale-express.com | Mar 5, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Xildhibaanadii ku xayirnaa Hotel Airport ee magaalada Muqdisho lagana soo doorto Puntland ayaa loo ogolaaday inay safri karaan, sida ay sheegayaan xogaha laga helayo ilo kala duwan oo ku dhow dhow Xukuumadda Federaalka. Wararka ayaa tilmaamaya in go’aankan uu yimid...