by contact@fairytale-express.com | Feb 8, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Xildhibaan Dayax Cumar iyo Sanatar Cabdiwali Garyare ay xalay weerar ku qaadeen Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde, Cabdinaasir Maxamuud Gureey, xilli uu ku sugnaa Hotel-ka Paradise ee magaalada Muqdisho. Sida ay...
by contact@fairytale-express.com | Feb 8, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xalay booqasho rasmi ah uga bilaabatay magaalada Qaahira ee Caasimadda Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, taasi oo qayb ka ah dadaallada lagu xoojinayo xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga...
by Banaadir | Feb 8, 2026 | DUNIDA, WARARKA
Aljeeriya ayaa billowday habraaca baabi’inta heshiiska adeegyada duulimaadyada hawada ee ay la gashay Isu-tagga Imaaraadka Carabta (UAE), kaas oo lagu saxiixay magaalada Abu Dhabi bishii May 2013, sida ay Sabtidii sheegtay warbaahinta dowladda. Ma jirto sabab degdeg...
by contact@fairytale-express.com | Feb 7, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Dowlad-goboleedka Jubaland ayaa si adag uga digtay dadaallo ay sheegtay in ay wadaan mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwaas oo la doonayo in wax ka beddel lagu sameeyo Dastuurka Kumeel-gaarka ah, iyada oo aan la raacin hannaan sharci ah oo...
by contact@fairytale-express.com | Feb 7, 2026 | LATEST NEWS, WARARKA
Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa war-saxaafadeed rasmi ah ka soo saaray xaaladda cakiran ee ka taagan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, isaga oo si kulul u dhaliilay khilaafaadka siyaasadeed iyo buuqa...
by Banaadir | Feb 7, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in faragelinta Israel ay ku hayso madaxbannaanida Soomaaliya ay tahay mid aan la aqbali karin, isla markaana si cad uga hor imanayso sharciga caalamiga ah. Madaxweynaha ayaa hadalkan...