by contact@fairytale-express.com | Feb 7, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Buuq iyo jahwareer ayaa saaka ka taagan furitaanka kulanka maanta ee Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kadib markii qaar kamid ah Xildhibaanada mucaaradka ay si xooggan u diideen hab-socodka kulanka. Ciidamo farabadan oo ka tirsan...
by Banaadir | Feb 7, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Wararka laga helayo magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in Imaaraadka carabta ay halkaasi hub geeyeen. Markab lagu magacaabo PIONEER EAGLE, oo ay maamusho shirkadda Allianz Middle East Ship Management kana diiwaangashan Imaaraadka Carabta (UAE),...
by contact@fairytale-express.com | Feb 7, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa lagu wadaa in uu safar rasmi ah ku tago magaalada Baydhabo, oo ah xarunta ku-meelgaarka ah ee Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed. Ilo ku dhow safarka...
by contact@fairytale-express.com | Feb 7, 2026 | WARARKA
Dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo guluf colaadeed ayaa laga dareemayaa deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya, kaddib markii Ciidanka Xoogga Dalka ay aroortii hore ee saakay bilaabeen howlgallo qorsheysan oo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab. Wararka laga helayo...
by contact@fairytale-express.com | Feb 7, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Waxaa maanta mar kale laga cabsi qabaa in buuq iyo gacan ka hadal ka dhasho kulanka wadajirka ah ee labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Xildhibaanada labada Aqal ayaa maanta yeelanaya Shirkii Saddexaad, kaas oo ajandihiisu yahay wax ka...
by contact@fairytale-express.com | Feb 7, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u xaqiijisay in ay ka qeybgaleyso dhoolatus ciidan badeed oo heer caalami ah oo loogu magac daray “Exercise Cutlass Express 2026”, kaas oo ay iska kaashanayaan ciidamo badeed oo ka kala socda caalamka iyo qaaradda...