by contact@fairytale-express.com | Feb 7, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA, WORLD NEWS
Agaasimaha Warfaafinta Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Cabdi Casiis Golf-Yare ayaa si adag u beeniyay hadal uu dhawaan jeediyay Madaxweyne hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, kaas oo ku saabsanaa in uu wadahadal la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka...
by Banaadir | Feb 7, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Koox huntsman ay xalay ku dileen wiilal la sheegay inay walaalo ahaayeen. Dilka ayaa waxa uu ka dhacay halka lagu magacaabo qabuuraha Sheikhaasha oo ku taala duleedka Muqdisho . Waxaa la shegay in labada wiil...
by contact@fairytale-express.com | Feb 6, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Doha ee Caasimadda dalka Qatar, halkaasi oo si diiran loogu soo dhoweeyay. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa muddada uu jooga dalka Qatar, waxa uu kulamo la...
by contact@fairytale-express.com | Feb 6, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA, WORLD NEWS
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay weerar argagixiso oo ka dhacay masjid ku yaalla dalka Pakistan, kaas oo sababay dhimashada in ka badan 30 ruux iyo dhaawaca tiro kale oo badan. War-saxaafadeed rasmi ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha...
by contact@fairytale-express.com | Feb 6, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Kusimaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Cumar Abshirow iyo guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Aqalka Sare Cali Shacbaan Ibraahim ayaa soo saaray go’aan rasmi ah oo looga...
by contact@fairytale-express.com | Feb 6, 2026 | WARARKA
Ciidamada Amniga Maamulka Koonfur Galbeed ayaa si rasmi ah u xaqiijiyay in ay ku raad-joogaan Cabdiraxmaan Nishow, oo la sheegay in uu dhaawac ku sugan yahay, isla markaana ay weheliyaan maleeshiyaad hubeysan. Sida lagu baahiyay Telefishinka ku hadla afka Maamulka...