by contact@fairytale-express.com | Feb 6, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa lagu wadaa inuu maalmaha soo socda safar rasmi ah ku tago dalka Masar, halkaas oo uu kulamo heer sare ah kula yeelan doono hoggaamiyeyaasha dalalka Masar iyo Boqortooyada Sacuudiga. Safarkan...
by contact@fairytale-express.com | Feb 6, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Muujad siyaasadeed oo cusub ayaa ka dhex qaraxday Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), taas oo lagu wado inay si rasmi ah u bilaabato wixii...
by contact@fairytale-express.com | Feb 6, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA, WORLD NEWS
Xildhibaanadda Aqalka Wakiillada Mareykanka ee laga soo doorto gobolka Minnesota, Ilhaan Cumar, ayaa sheegtay in dalka Mareykanka uu wajahayo xaalad nololeed oo aad u adag, taasoo ay dad badan awoodi waayeen inay la qabsadaan. Ilhaan ayaa hadalkan ku sheegtay muuqaal...
by contact@fairytale-express.com | Feb 6, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA, WORLD NEWS
Dowladda Turkiga ayaa lagu soo warramayaa inay billowday qorshe ballaaran oo ay ku suuq-geynayso shidaalka laga helay Soomaaliya, kaddib markii shirkadda shidaalka ee ay dowladdu leedahay ee TPAO ay heshiis is-afgarad (MoU) la saxiixatay shirkadda Mareykanka ah ee...
by contact@fairytale-express.com | Feb 6, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Xildhibaan Xasan Maxamed Xasan (Murjaan), oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa si kulul uga hadlay dagaalkii dhawaan ka dhacay magaalada Baydhabo, kaas oo sababay khasaare isugu jira dhimasho, dhaawac iyo burbur...
by Banaadir | Feb 6, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa ku guuleystay in ay shacabka Soomaaliyeed shartiisa dhaafiyaan Horjooge Axmed Dhubad Xidig oo magaciisa afgarashadu ahaa Sheekh Aadan Dheere, kaas Khawaarijta u qaabilsanaa Maaliyadda Gobolka Banaadir,...