by Banaadir | Feb 4, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta booqday Xarunta gurmadka degdeg ah ee Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, halkaasi oo uu ugu kuur galay hawlaha gurmadka degdega ah ayaa faray dhammaan hay’adaha dowladda in...
by Banaadir | Feb 4, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Dhacdo naxdin leh ayaa ka dhacday mid Kamid ah hoteelada Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Meydka gabar dhallinyaro ah ayaa laga helay mid Kamid ah qolalka hoteel ku yaala demada Xamarweyne ee Magaalada muqdisho. Wararka ayaa waxay sheegayaan in marxuumadda ay...
by Banaadir | Feb 4, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Sida ay sheegayaan ilo xog-ogaal ah, diyaaradaha dagaalka ee F-16 ee Ciidamada Cirka Turkiga ayaa haatan wada roondooyin hawada sare ah, kuwaas oo ka socda waqooyiga iyo koonfurta Soomaaliya, si loo xakameeyo dhaqdhaqaaqyada sharci-darrada ah ee hawada dalka....
by contact@fairytale-express.com | Feb 4, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Janaraal Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah xilka uga kala wareegay Taliyihii hore ee CXDS, Sareeye Gaas Odawaa Yuusuf Raage, kadib munaasabad ballaaran oo ka dhacday Wasaaradda Gaashaandhigga...
by contact@fairytale-express.com | Feb 4, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Doorasho ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa waxaa Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliya ku guuleysatay Drs Maryan Qaasim Axmed, kadib tartan adag oo ay la gashay musharraxiin kale. Xilka Guddoomiyaha waxaa u tartamayay: Drs Maryan Qaasim Axmed...
by contact@fairytale-express.com | Feb 4, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Khilaafka u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubnaha Golaha Mustaqbalka ayaa weli ah mid cakiran, iyadoo aan wax heshiis ah laga gaarin kalsoonida lagu qabi karo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Ilo xog-ogaal ah ayaa sheegaya in kalsoonidii hore ay gebi...