by contact@fairytale-express.com | Feb 4, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay wakaaladda wararka ee Reuters ku sheegay in xukuumaddiisu qorsheyneyso in ay shirkado Israa’iili ah ku wareejiso macdanta ku jirta dhulka Somaliland, si dalka dhaqaale...
by contact@fairytale-express.com | Feb 4, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa si rasmi ah u billowday diyaargarowga munaasabadda xil-wareejinta Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, taas oo xilka si rasmi ah loogu wareejin doono Janeraal Ibraahim Maxamed Maxamuud. Sareeye Gaas Odowaa Yuusuf...
by contact@fairytale-express.com | Feb 4, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Wasiirkii hore ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya, ahna Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka, Axmed Madoobe Nuunow, oo ka mid ahaa siyaasiyiinta mucaaradka Maamulka Koonfur Galbeed, ayaa shalay gaaray magaalada Baydhabo. Xildhibaanka ayaa kulan gaar...
by contact@fairytale-express.com | Feb 4, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Dowladda dalka Liibiya ayaa soo tarxiishay tiro dhalinyaro Soomaaliyeed ah oo ku sugnaa dalkaasi, kuwaas oo qorshahoodu ahaa in ay halkaasi ka sii tahriibaan, si ay u gaaraan dalal ku yaalla Yurub. Dhalinyaradan ayaa la sheegay in ay ku xirnaayeen xarumo ay maamusho...
by Banaadir | Feb 4, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan, iyo Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga, Amiir Maxamed Bin Salmaan, ayaa si wadajir ah u muujiyay mowqif cad oo adag oo ay kaga soo horjeedaan tallaabada Israa’iil ku sheegtay inay ku aqoonsatay Somaliland, iyagoo mar kale...
by contact@fairytale-express.com | Feb 4, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Maanta ayaa lagu wadaa in Magaalada Muqdisho lagu qabto doorashada hoggaanka Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqda Aadanaha, taas oo lagu dooran doono Guddoomiyaha, Guddoomiye Ku-xigeenka iyo Xoghayaha guud ee guddiga. Doorashadan ayaa waxaa ku tartamaya musharrixiin leh...