• HOME
  • BUSINESS
  • DUNIDA
  • ENGLISH NEWS
  • ENTERTAINMENT
  • FEATURED
  • LATEST NEWS
  • LOCAL NEWS
  • OPINIONS
  • TECH NEWS
  • WARARKA
  • WORLD NEWS

WARARKA

Puntland oo markii ugu horreeysay tooganeysa Haweeney dil geysatay

by contact@fairytale-express.com | Feb 2, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Maxkamadda Sare ee Dowlad Goboleedka Puntland ayaa ku dhawaaqday in maalinta Talaadada la fulin doono xukun toogasho ah oo lagu riday Hodon Maxamuud Diiriye, oo horay loogu helay dambiga dilka marxuumad Saabiriin Saylaan Cabdiraxmaan. Qoraal rasmi ah oo kasoo baxay...

Axmed Madoobe oo siidaayay Senator Ilyaas Badal Gaboose

by contact@fairytale-express.com | Feb 2, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa si rasmi ah u sii daayay Senator Ilyaas Badal Gaboose, oo u xirnaa tan iyo dib u doorashadii Madaxweynaha, taas oo ah tallaabo loo arkay mid lagu xoojinayo wadahadalka iyo dib u...

Dowladda Soomaaliya oo War kasoo saartay Ciidamadii Maanta la celiyay

by contact@fairytale-express.com | Feb 1, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay in ay adkaysay baratakoollada amniga ee Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde, kaddib xog sirdoon oo muujinayay khataro amni oo ka imaan kara dhaq-dhaqaaqyo hubeysan oo aan marin habraacyada sharciga ah....

Golaha Mustaqbalka oo cambaareeyay tallaabadii ay Maanta qaaday DFS

by contact@fairytale-express.com | Feb 1, 2026 | WARARKA

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed (GMS) ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray maanta si kulul ugu cambaareeyay go’aan ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ku joojisay duulimaadyadii ka soo kala baxay magaalooyinka Kismaayo iyo Garoowe, kuwaas oo siday wufuud hordhac ah oo ka...

Xildhibaano iyo Senataro laga joojiyay Fadhiyada labada Aqal: Go’aan kasoo baxay Guddoonka {AKHRISO}

by contact@fairytale-express.com | Feb 1, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Aqalka Sare Cali Shacbaan Ibraahim ayaa soo saaray go’aanno rasmi ah oo la xiriira in 20 Xildhibaan oo isugu jira...
DEG DEG: Jubbaland Oo War Culus Kasoo saartay Go’aankii dowladda Federaalka ay ku celisay diyaaradda siday Ciidmada

DEG DEG: Jubbaland Oo War Culus Kasoo saartay Go’aankii dowladda Federaalka ay ku celisay diyaaradda siday Ciidmada

by Banaadir | Feb 1, 2026 | WARARKA

Maamulka Jubbaland ayaa war culus kasoo saaray go‘aankii maanta ay dowladda federaalka ku celisay diyaarad siday ciidamo ka socda Jubbaland oo hordhac u ahaa wafdiga madaxweynaha Jubbaland. WAR-SAXAAFADEED Dowladda Jubaland waxay si adag uga xuntahay go’aanka...
« Older Entries
Next Entries »

Recent Posts

  • Dowladda oo soo bandhigtay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab, Ammar culsuna siisay
  • Sawirro: Guddoomiyr Muungaab oo booqday furrimaha dagaalka kuna dhawaaqay…
  • Kiiska Dacwadda Xildhibaannada Soomaaliya ee Baarlamaanka EAC oo markale la dhageysanayo
  • Xisbiga Himilo Qaran oo Madaxweyne Xasan Sheekh uga digay muddo kororsi
  • Sawirro:- Dhalinyaro Somaliland u dirtay Israa’iil oo Ehelladooda walaac muujinayaan, xilli tababar…
  • Falcelin xooggan oo ka dhalatay hadalkii Guddoomiye Aadan Madoobe & Mucaaradka oo…
  • Daawo Sawirrada: Dhaqaatiir Sucuudiyaan ah oo qalliin ku kala fujiyay Caruur Soomaali ah oo isku dhagan
  • Dalalka Khaliijka oo joojinaya qandaraasyada ay kula jiraan Mareykanka
  • Madaxweyne Xasan Sheekh oo faa’iideystay dastuurka cusub & muddo xileedkiisa oo la kordhiyay
  • Agaasimaha NISA oo sagootin sharaf leh u sameeyay sarkaal kaalin weyn ka qaatay amniga

Recent Comments

  1. contact@fairytale-express.com on Kiiska Dacwadda Xildhibaannada Soomaaliya ee Baarlamaanka EAC oo markale la dhageysanayo
  2. contact@fairytale-express.com on Dowladda oo soo bandhigtay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab, Ammar culsuna siisay
Banaadir24.com is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.
About Banaadir24
Banaadir24 provides local news from the Banaadir region and Mogadishu, along with national developments across Somalia. Our coverage includes politics, security, governance, and humanitarian affairs, as well as regional and international stories that matter to the Somali people. We also report on sports, culture, business, and community initiatives that shape everyday life. To reach a broader audience, we publish our content in both Somali and English, ensuring that people in Somalia and members of the Somali diaspora can stay informed and connected.
Our Mission and Values
Our mission is to inform the public with reliable, fact-based reporting while amplifying Somali voices and promoting transparency and accountability. Banaadir24 is run by a dedicated team of Somali journalists committed to accuracy, fairness, and independent journalism. We operate digitally to deliver timely updates with context, serving the Somali public without representing any government, political party, clan, or business interest.
Contact us

Contact Us For story tips, feedback, press releases, or general inquiries:

Phone: +(1) 0987654321
Email: info@banaadir24.com
Website: https://www.banaadir24.com

Thank you for reading Banaadir24. Your trust and support help us continue serving the community.

© 2026 Banaadir24.com. All rights reserved.