by Banaadir | Mar 3, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan miro-dhal ah kula yeeshay Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Alper Aktas. Kulanka oo ka dhacay Muqdisho ayaa diiradda lagu...
by contact@fairytale-express.com | Mar 3, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo garab ka helaya Ciidamada Deegaanka ayaa maanta fuliyey howlgal qorsheysan oo ka dhacay inta u dhaxeysa Degmada Moqokori iyo Deegaanka Yasooman ee Gobolka Hiiraan. Howlgalkan oo si xeel-dheer loo agaasimay ayaa lagu beegsaday...
by contact@fairytale-express.com | Mar 3, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Warar hoose oo laga helay qaar ka mid ah xildhibaanada ka soo jeeda dowlad-goboleedka Koofur Galbeed ayaa sheegaya in si hoose loo xaliyey tabashooyinkii ay ka qabeen geeddi-socodka wax ka beddelka Dastuurka Federaalka. Xildhibaanadan oo hore u muujiyey walaac ku...
by contact@fairytale-express.com | Mar 3, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Dowladda Shiinaha ayaa xaqiijisay in markab kalluumeysi oo laga leeyahay Shiinaha, laguna afduubtay xeebaha Puntland ee Soomaaliya, si nabad ah loo soo badbaadiyay 2-da Maarso. Qoraal rasmi ah oo ka soo baxay Safaaradda Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha ee Soomaaliya...
by contact@fairytale-express.com | Mar 3, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Qarax ayaa maanta ka dhacay xaafadda Buula Xuubeey oo ka tirsan degmada Wadajir ee gobolka Banaadir., waxaana la sheegay in qaraxa oo ahaa miino lagu dhejiyay gaari nooca raaxada ah (Saruf), taas oo ku qaraxday gudaha xaafadda. Jugta qaraxa ayaa laga maqlay meelo...
by Banaadir | Mar 3, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Somaliland ayaa sheegtay in aqoonsiga ay ka heshay Israa’iil uu fursad weyn u noqon karo horumarinta dekedda Berbera. Si kastaba, iyadoo gantaallo is dhaafsanayaan dalalka gobolka, falanqeeyayaal ayaa ka digaya in tallaabadaasi sidoo kale ka dhigi karto Berbera...