by contact@fairytale-express.com | Feb 15, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA, WORLD NEWS
Ururka Midowga Afrika ayaa markale adkeeyay sida ay uga soo horjeedaan xadgudubka Israa’iil ay kula kacday Soomaaliya. War-murtiyeedka Midowga Afrika ayaa si cad u cambaareeyay, una diiday aqoonsiga halka dhinac ah ee Israa’iil ay sheegtay in ay siisay Somaliland,...
by contact@fairytale-express.com | Feb 15, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA, WORLD NEWS
Ciidamo ka socda dalka Turkey oo ka howlgala Somalia ayaa lagu arkay saldhigga Qorilow iyo deegaanka Bashaqle ee gobolka Shabeellaha Dhexe, iyagoo wata gaadiid gaashaaman, sida ay sheegeen ilo deegaanka ah. Goobaha la arkay ciidamadan ayaa hore uga howlgali jiray...
by contact@fairytale-express.com | Feb 15, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA, WORLD NEWS
Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya ayaa magaalada Addis Ababa kula kulmay mas’uuliyiin kala duwan oo ka qeybgalay shirka Midowga Afrika. Madaxweynaha ayaa kulamadaas diiradda ku saaray xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya Soomaaliya iyo dalalka...
by contact@fairytale-express.com | Feb 15, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA, WORLD NEWS
Warbaahinta gudaha Yemen ayaa shaaca ka qaaday in mid ka mid ah xubnaha ugu sareeyay ururka Al-Shabaab ee xiriirka arrimaha dibadda, Jabriil Gacameey, uu ku dhintay duqayn ka dhacday gudaha Yemen. Jabriil Gacameey, oo si weyn looga yaqaan gudaha Al-Shabaab ayaa la...
by contact@fairytale-express.com | Feb 15, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA, WORLD NEWS
Warbaahinta ka howlgasha dalka Turkiga ayaa daabacday warar sheegaya in hay’adaha sirdoonka ee Sacuudiga ay wadaan qorsheyaal la xiriira xaaladda siyaasadeed ee Somaliland, isla markaana lagu eedeeyay inay doonayaan in la soo qabto Madaxweynaha Somaliland,...
by contact@fairytale-express.com | Feb 14, 2026 | LATEST NEWS, WARARKA, WORLD NEWS
Ciidanka Ilaalada Xeebaha ee Jabuuti ayaa gacanta ku dhigay shan doon oo si sharci darro ah uga kalluumeysanayay biyaha dalka, kuwaas oo laga leeyahay Yemen, iyagoo sidoo kale xiray 19 qof oo la socday doonyahaas. Ciidanka ayaa sheegay in doonyahan ay ku jireen...