๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐ข๐ข Shirkadda ๐ƒ๐ ๐–๐จ๐ซ๐ฅ๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐š๐๐š ๐ฅ๐š๐ ๐š ๐ž๐ซ๐ž๐ฒ๐š๐ฒ

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa si rasmi ah xilka uga qaadday Guddoomiyihii iyo Agaasimihii Fulinta ee shirkadda DP World, Sultan Sulayem, kaddib markii magaciisu uu soo galay baaritaanno la xiriira fadeexadda caalamiga ah ee Jeffrey Epstein. Goโ€™aankan degdegga ah...