by contact@fairytale-express.com | Feb 6, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA, WORLD NEWS
Xildhibaanadda Aqalka Wakiillada Mareykanka ee laga soo doorto gobolka Minnesota, Ilhaan Cumar, ayaa sheegtay in dalka Mareykanka uu wajahayo xaalad nololeed oo aad u adag, taasoo ay dad badan awoodi waayeen inay la qabsadaan. Ilhaan ayaa hadalkan ku sheegtay muuqaal...
by contact@fairytale-express.com | Feb 6, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA, WORLD NEWS
Dowladda Turkiga ayaa lagu soo warramayaa inay billowday qorshe ballaaran oo ay ku suuq-geynayso shidaalka laga helay Soomaaliya, kaddib markii shirkadda shidaalka ee ay dowladdu leedahay ee TPAO ay heshiis is-afgarad (MoU) la saxiixatay shirkadda Mareykanka ah ee...
by contact@fairytale-express.com | Feb 3, 2026 | BUSINESS, DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA, WORLD NEWS
Xaafadda Delft ee magaalada Cape Town, dalka Koonfur Afrika, waxaa lagu dilay muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Xaaji Muxudiin Axmed Nuur, kadib weerar hubeysan oo lagu qaaday dukaankiisa. Dilka ayaa dhacay xilli marxuumka uu ka shaqeynayay dukaankiisa,...
by contact@fairytale-express.com | Jan 31, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA, WORLD NEWS
Xukuumadda Masar ayaa si lama filaan ah u joojisay in dadka wata Baasaboorka Soomaaliyeed ay dalkaasi soo galaan, ilaa ay ka helaan Viza “Sticker” ah oo si gaar ah loogu dhajiyo baasaboorka. Go’aankan ayaa lagu wargeliyay shirkadaha diyaaradaha ka howl gala...
by contact@fairytale-express.com | Jan 31, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA, WORLD NEWS
Ugu yaraan 12 qof oo Falastiiniyiin ah, kuwaas oo kala-bar ay carruur yihiin, ayaa lagu dilay duqayn culus oo ay ciidanka Israa’iil tan iyo waaberigii maanta ka wadeen Marinka Qasa, sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiinta caafimaadka ee maamulka Qasa. Maamulka Qasa ayaa u...
by contact@fairytale-express.com | Jan 31, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA, WORLD NEWS
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa ku soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Garaad Wiilwaal ee Jigjiga Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo halkaas u tagey inay ka qeybgalaan daah-furka mashaariic...