by contact@fairytale-express.com | Jan 30, 2026 | LATEST NEWS, WARARKA, WORLD NEWS
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa ku dhawaaqay in ciidamada Mareykanka ay awood u yeelan doonaan in ay toos u toogtaan una adeegsadaan gantaallo casri ah burcad-badeedda Soomaaliya haddii ay ku soo dhowaadaan maraakiibta ku socda badaha caalamiga ah. Trump...
by Banaadir | Jan 30, 2026 | ENGLISH NEWS, WORLD NEWS
President Donald Trump on Thursday warned Somali pirates that they would receive the same lethal treatment as alleged drug boat traffickers from Venezuela and elsewhere. Trump, during a meeting of his Cabinet at the White House, said Defense Secretary Pete Hegseth was...
by contact@fairytale-express.com | Jan 29, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, WARARKA, WORLD NEWS
Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Mareykanka ayaa ka hadashay weerar lagu qaaday xilli ay khudbad jeedinaysay, iyadoo sheegtay in haddii aanay ilaalada ammaankeeda goobta joogin, ay iyadu si toos ah uga falcelin lahayd ninkii ku tuuray dareeraha....
by Banaadir | Jan 18, 2026 | WORLD NEWS
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa fashiliyey weerar ay maleeshiyada Khawaarijta Al-Shabaab ku soo qaadeen deegaanka Jabad Godane ee Gobolka Shabeellada Dhexe. Ciidanka ayaa hadda si buuxda gacanta ugu haya deegaanka, ka dib markii cadowga loo geystay jab xooggan...
by Banaadir | Jun 15, 2025 | ENGLISH NEWS, LATEST NEWS, WORLD NEWS
Oruç Reis Seismic Exploration Vessel, built by Turkish engineers, has successfully completed its first intercontinental mission according to the Energy and Natural Resources Ministry. Operating in the open waters off Somalia, Oruç Reis conducted a 3D seismic survey...
by Banaadir | Jun 15, 2025 | ENGLISH NEWS, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WORLD NEWS
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Mudane Liibaan Cali Maxamed u magacaabay Guddoomiyaha Degmada Warta Nabadda Waxaana xilkii Guddoomiyaha Degmada Warta Nabadda laga qaaday Marwo Seynab Maxamuud...