by Banaadir | Jun 15, 2025 | ENGLISH NEWS, ENTERTAINMENT, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WORLD NEWS
Agaasimaha cusub ee hay’adda nabad-sugidda iyo sirdoonka qaranka ee NISA Mahad Maxamed Salaad ayaa maanta oo Sabti ah si rasmi ah xilkan ula wareegay kadib markii dhowaan mar kale loo magacaabay agaasimaha hay’adda. Munaasabadda xil wareejinta oo ka dhacday xarunta...
by Banaadir | Jun 15, 2025 | ENGLISH NEWS, ENTERTAINMENT, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WORLD NEWS
Maamulka Puntland ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen dagaalyahan ajnabi ah oo ka tirsan kooxda Daacish, kaasoo ay ku andacoodeen inuu u dhashay dalka Turkiga. Sheegashadan ayaa durba dhalisay diidmo ka timid dhanka Turkida. Sida lagu sheegay war kasoo baxay...
by Banaadir | Jun 14, 2025 | ENGLISH NEWS, ENTERTAINMENT, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WORLD NEWS
Chinese Foreign Minister Wang Yi on Thursday held meetings with several African dignitaries who are in China for the opening ceremony of the fourth China-Africa Economic and Trade Expo, as well as the Ministerial Meeting of Coordinators on the Implementation of the...
by Banaadir | Jun 14, 2025 | ENGLISH NEWS, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WORLD NEWS
Raii’sul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa si rasmi ah u daah-furay Imtixaanka Shahaadiga ah, Fasalka 12-aad ee sanad dugsiyeedka 2024/25. Imtixaanka Fasalka 12-aad ayaa guud ahaan ba ka furmay saaka gobolada iyo...
by Banaadir | Jun 14, 2025 | ENGLISH NEWS, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WORLD NEWS
Jimcihii, Israel ayaa qaaday mowjado weeraro ah oo ay ku garaacday xarumaha nukliyeerka iyo saldhigyada gantaallada ee Iran. Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa sannado badan ku baaqayay weerar noocan oo kale ah, oo ka dhan ah cadawga uu u...
by Banaadir | Jun 14, 2025 | BUSINESS, ENGLISH NEWS, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WORLD NEWS
Dagaalka u dhaxeeya Iran iyo Israa’iil , ayaa meel adag maraya, waxa ayna labada waddan wadaan weeraro loo adeegsanayo gantaalo culus iyo diyaarado dagaal , iyadoona labada dal sidoo kale ku jiraan is difaacid. Wakaaladda wararka rasmiga ah ee Iran (IRNA), ayaa...