Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa shaaciyay in uu fashilmay Shirarkii ay kula jireen Villa Somalia oo natiijo la’aan kusoo dhamaaday.
Warsaxaafadeed ay soo saareen ayay ku sheegeen in Villa Somalia ay fashilisay wada-hadallada, isla markaana dowladda weli ku howlan tahay waxka bedelka Dastuurka, sidoo kalena diiday doorashooyinka dowlad Goboleedyada.
Hoos Ka Akhriso Warsaxaafadeedka Golaha Mustaqbalka Soomaaliya







